SAWIRO:-Shariif oo Shaatigo Deeqi waayay iyo Xerada Badbaado Moqdisho oo weli ay buuxaan dad macluulaya iyo caruur qaawan.

23804302Shariif ayaa laga helay sawir dhawaan ay soo qaadeen ganacsato  ay qaraabo yihiin oo Ugandha oo qaxooti ku yahay ku booqday.

Shariif ayaa ku nool,guri aan weyneyn oo ku yaal buuraha Ugandha,waxaana guriga kula nool Sadexdiisa xaas iyo kow & toban caruur oo dhalay.

Shariif ayaa lagu tabaya lacag aad u badan oo dadkii lahaa ama loo soo dhiibay weli Qaxooti ku yihiin xeryihii la geeyay,oo ay ku dhiban yihiin.

23804730

SAWIRKA HOOSE WAA XERADA BADBAADO EE XAMAR.

Waa xeradii la geeyay kuwii la yiri deeq ayay keeneen dalka,sida Turkida ninka la yiraahdo Erdogab iyo xaaskiisa,laguna  cunay lacag aad u badan oo la kala qaatay,waxayna maanta ku noolyihiin nolosha aad sawirka aka aragtaan.

23804747

“Nin agoon  ka xaday qarash NAAR kama fogaado”

23734232

23780070

Duulaaye kale dan ma noo yahay?

23734005Xasan Sheekh ayaa ah nin waqti yar ku magacabaan Madaxweynaha Somalia,waxayna dadka Somaliyeed ugu yeeraan magacyo kala duwan oo dhamaantood muujinaya waxa uu yahay.
Magaca ugu danbeeyay oo aan maqlo ayaa ahaa nin dadka qaar hada ku naanaaysaan XASAN DUULAAYE!!.
Run miyaa inow ka dhoof badin doono Shariifkii tagay?

SAWIRKA HOOSE WAA XERADA BADBAADO EE XAMAR.

Waa xeradii la geeyay kuwii la yiri deeq ayay keeneen dalka,sida Turkida ninka la yiraahdo Erdogab iyo xaaskiisa,laguna  cunay lacag aad u badan oo la kala qaatay,waxayna maanta ku noolyihiin nolosha aad sawirka aka aragtaan.

“Nin agoon  ka xaday qarash NAAR kama fogaado”

23734232
Banaadir Post.

23692520