Kooxda Xiriirka Caalamiga ee Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya oo Ku Andacootey in Badda Soomaaliya aysan Xadeysneyn (Jallaafo kale oo Soomaaliya lala damacsan yahay)
http://www.hillaac.net/?p=7806
Kooxda Xiriirka Caalamiga ee Qaabilsan Soomaaliya oo Ku Andacootey in Badda Soomaaliya aysan Xadeysneyn.
http://somalitalk.com/2011/badda/difaac79.html
“Dhowr jeer ayaa Dowladda Federaalka ka Codsaney in ay Cadeyso Xadkeeda Badda ee Khayraadka Dhaqaalaha uu ku jiro oo Afka qalaald lagu Yiraah EXECULISIVE ECONOMIC ZONE inta Dowladda Soomaaliya ka qeexeyso Kaluumeysiga iyo ay wadaan Shirkadaha, iyo Dowladha Shisheeye ma aha mid Sharcidaro ah ,waxaan ka dooneynaa Dowladda Soomaaliya in ay Qeexdo Xadka Badda ee EEZ “ayey tiri Haweeneydaas.
Banaadir Post.