VIDEO:-“MAQAAYAD LA KIREEYO MA AHAN SAFAARADO”Soomaalida Talyaaniga oo ka hortimid kireyntii Nuurcade cabashana u diray qof walba oo ay quseyso dhibka lagu hayo hantida Somaliyeed.

24083548Waxaa sii kordhaya dareenka iyo kacdoonka Soomaalida ku dhaqan dalka Talnaayiga oo si weyn uga dhiidhiyay kana xun kireynta Dhismaha Safaarada Qaranka Soomaaliyeed uu ku leeyahay Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga, taas oo uu si sharci daro ah ku kireeyay in ka badan 19-sano oo soo socta Danjiraha ugu awooda badan Danjirayaasha Soomaaliya u fadhiya dunida dacaladeeda.

Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Talyaaniga ayaa qeylo dhaan iyo cabasho xoogan u diray Baarlamaanka Soomalaiyeed in ay tilaabo ka qaadaan Danjiraha kalsoonida ka heysta ina addeerkiis  Xasan Garguurte,horeyna uga haystii Shariifkii tagay oo la sheegay inow lacagta qaar la cunay.

Halka hoose ka daawo cabashooyinka iyo Qeyla dhaanta isa soo taraya ee ka imaanaya Jaaliyada Soomaaliyeed ee Talyaaniga iyo shaqaalha Saafarada oo ka wal walsan awood sheegayshada Shaqsiyadeed ee lagu kureystay hantidii umada Soomaaliyeed.

Daawo:Qeylo-dhaanta Soomaalida Talyaaniga:

XIGASHO  Shacabkamedia

291798_469634426412417_2042933412_n

VOICE:-Somalia Governor tells RFI he knew of French hostage rescue attempt

Abdulkadir_Mohamed_Siidi

Abdulkadir Mohamed Siidi, the governer of the lower Shabelle region gives an exclusive interview with RFI

Mohamed Sheikh Nor

An attempt by French forces early on Saturday morning to free an intelligence agent in Somalia early on Saturday morning come to a bloody end. The agent, and a number of civilians, have been killed.

According to Abdulkadir Mohamed Siidi, the governer of Lower Shabelle region where the attack took place, Four French helicopters conducted an air raid on a house in the town of Bulomarer. In an exclusive interview with RFI , he explained how the attack was conducted .

Audio – Governor of Lower Shabelle region

13/01/2013
by Mohamed Sheikh Nor

“The attack happened almost 2 oclock in the morning and it was carried out by French commandos who wanted to release a French hostage who was held by the terrorists for the last three years”

The governer also added that his adminstration was well aware of the attack .

“We knew about the attack, French forces always used to contact us about the whereabouts of that agent held by the terrorists and last night did so. Almost 27 al-Shebab fighters were killed in the attack and two family members of the fighters were caught in the crossfire during the operation”

The French military failed in its attempt to free the hostage from the Islamic militants’ base.

Denis Allex, a French intelligence agent, was held hostage in Somalia for more than three years.

AL-SHEBAB – WHO ARE THEY?

In October, Alex appeared in a video shot by his kidnappers, in which he called on French President Francois Hollande to negotiate his freedom.

The French government said, during the assault, violent combat took place and Denis Alex was killed by his captors but a statement published on a website affiliated with al-Shebab claims that Denis Alex is alive and well and still in their hands.

The group said in the statement that it would decide Alex’s fate in two days time through Islamic Sharia law.

Source: Radio France International.

Cabdixakiin  Xaaji Fiqi ayaa sheegay in howgalkii Faransiisku uu ka fuliyay deegaanka Buulo-mareer ee gobolka Shabeellada Hoose aan lagu soo wargelin dowladda Soomaaliya, wuxuuna ku tilmaamay howgalkaas mid ay dowladda Soomaaliya si aad ah u cambaareynayso.

23950890

 

“Runtii howgalka ay ciidamada kumaandooska Faransiiska ka fuliyeen Buulo-mareer laguma soo wargelin dowladda Soomaaliya, waana ka xunnahay in howlgal noocaas oo kale ah oo aan lagu soo wargelin dowladda Soomaaliya ay dowlado shisheeye ka fuliyaan gudaha dalkeenna,”

 

Ciidanka Amisom oo ka howl gala Garoonka Moqdisho oo maanta Maryan Qaasim u diiday inay Shukada la gasho Garoonka Moqdisho!!

23939863Waxaa Maanta Garoonka  Magaalada Muqdisho loo diiday inay Shukada Madow la gasho garoonka gudahiisa  haweenayda ku magacaaban waxa loogu yeero   Wasiirada Hormarinta Bulshada  Maryan Qaasim  xili ay ku jirtay dad  sagootinayay Xasan Sheekh Maxamud “Gurguurte”  oo Garoonka ka duulayay,kuna sii jeeday Maraykan si loo soo  siiyo awaamiir cusub.

Waxaa is hortaagay ciidamada Amisom oo ka howl gala Garoonka,iskuna inay gacanta la galaan, waxaa la yaabay dadkii arinkaas goobjooga ka ahaa oo dhan,waxay diideen inay arkaan Shukuda Madow oo Maryan caanka ku tahay,taaso aan waliba ahayn xijaab dhamaystiran!!

Ciidanka Amisom iyo kuwa   la shaqeeya ee Somalida ah ayaa caan ku ah inay aad u neceb yihiin dadka Sunado ka muuqato, Alaa Towxiidka iyo Towxiidkaba.

Maxay u diideen inay yihiin la haystyaal aan xor ahayn!!

23942541

 

Shacabka Soomaaliyeed oo ka walwalsan lacago Shililn Soomaali ah oo laba Shariif ku samaysteen Wadanka Suudaan oo hada la rabo in Banaadir la keeno

23831925Markii uu dhawaan uu Booqdey Wadanka Suudaan  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Booqashadaasi waxaa la iskula soo qaadey Lacago Shilin Soomaali ah oo Dowladii Sheekh Shariif ay ka soo daabacatey Dalka Suudaan Taasoo isugu jirta lacago Waraaqo ah oo isku Dhegen oo ah 100 Kun, 50 kun, 20 kun, 10 kun iyo 5 kun , waxayna uu sheegeen in lacagtaasi ku sugan Wadanka Suudaan ay Dowladda dhawaan halkaasi ka soo qaadi Doonto.

“Waa Lacag si weyn ay Dowlada ugu baahan tahay waxaa hore u daabacay Dowladii naga horeysey marka waxaan marka hore aan dooneynaa in aan Qorshayaal u sameyno Lacaghaasi “ayuu yiri Xasan Sheekkh oo sidoo kale Sheegey maadama ay lacag la’aan ba’an hayso,waxna wadi waaayeen,sheeyna in beesha caalamku u lug qabatay inay iyaga sugaan,waxna sooma wadaan ayuu yiri.

Shacabaka Soomaaliyeed ayaa durba Walwal ka muujiyey Lacagahaasi Cususb ee ay Dowlada Dhawaan soo gelin doonto waxay sheegeen in haddii lacagahaasi Dowladda ay keento in dadlka uu geli doono Xaalad Sicir Barar waayo lacagtii Kunka ahayd ayey sheegeen in dalka ay gelisey Siciri barar aad u baahsan mark waxay kuila Taliyeen Dowladda Federaalka in Lacagaasi ay geni ahaanba joojiso haddi kale ay Dowlada Qorshayaal rasmi ah u sameyso.

Ma ahan markii ugu horeysey oo shacbakii Somaliyeed ay daaliyaan lacago gaar loo leeyahay waxaana horey u keenay dowlado ku sheeg kuwan ka sii horeeyay sida Cali Mahdi oo u keenay lacagtii caan baxday  ee N ama NA ADA,  oo ay ku hanti beeleen shacab aad u badan.

“Kan danbe  u eg kii hore”

Banaadir Post.

23512084