Abwaanada ayaa lasoo degdegaya suugaan ay ku cabirayaan farxadda dib ula wareegidda magaalada Xudur ee gobolka Bakool oo maanta gacanta muslimiinta Soomaaliya kusoo laabatay.
Waxaana iska cad meel walba oo gumaysiga gaaray gayiga Somaliyeed oo iskaga dhaqaajin doono mar aan fogeyn.
Gaaladu inay jabi go,aan Eebe wee yaan
Waxay gumuc rasaasiyo gee yaan hub koodana
Siduu guule nagu yiri gacmaheenay soo gali
Aduun waa galbaysiyo maalin iyo gadeede
In islaamku gaamuray geeshkiisu tabar galay
Nin kufrigu gumeeyiyo fulay baan garawsane
Inaan gacan saraynoy galad Eebe curatana
Gada laysla marayiyo guuliyo damaashaad
Xudur gacanta ay tahay raayadu gaflaynoo
Kiristadu ka guureen masoo gaaray dhagihiin
Waa galad Ilaah iyo gacantiisa waynee
Gugan da,ay libtaan timid waa guul dhamays tiran
Shin godkeedu buuxsamay rag dhiigiisna lagu gadan
In awdiinle goor hore gacanteena soo galay
Baydhabo gargaar iyo gurmad xoogle loodiray
Go,doon xabashi ay tahay amisomna guban tahay
Gafanihi xumaayee garacyada nasaarada
Gashigaw bislee yana inay talo ku godan tahay
Godka lagu cadaab yadi inay wada gabanayaan
Shabaab uu gagabiyoo jaajuus godheer iyo
Gawrac lagu xasuuqiyo geeri baasle sugaysana
Xogta gododadeediyo go,aan keedi waan helay
In hubka inay gateenu galaaro raac isdaba mari
Barkood jeelka galayoo godka loo dhaadhacay
Gaaladi uraysiyo garacyadi amxaaradu inay geedi tahayoo
Gaadiidki raratoo guuriyo caraabiyo badi goosan ay tahay
Gacalkiyo sokeeyiyo raga diinkan garabkiya rabow ugu gargaar
Go,aankiyo taladu maray guushana rabow sii shabaab waw garlee yee.
Banaadir Post.