Nimco waa Soomaali kuna nool dalka Netherland ama Holand ayaa noqotay mid ku Tumatay dhaqanka iyo diinta ummada Soomaaliyeed, kadib markii ay barnaamij caan ah oo ka baxa Telefishin caalami ah oo laga leeyahay dalka Netherlands ay la baxday nin cadaan ah oo Tv-gu keeneen barnaamijka la yiraahdo TAKE ME OUT!.
Inta hartay Somali ayaa u daayay iyo Video-ga iga yaabshay!!
Magaacabidda Diblomaasiga Ingiriiska ee lagu bedelay Ambassador Mahiga ayaa shaki laga muujiyay sirta ka dambaysa inay tahay in Soomaaliya daaha gadaashiisa ay ka maamulaan Qaramadda Midooobay loona diiday inay ka tashadaan Diintooda iyo dalkooda.
Ergayga gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u magacawday Soomaaliya Nicholas Kay ayaa si toos ah u maamuli dooona dhaqaalaha iyo siyaasadda Soomaaliya,waana Dayaaqilad qarsoon ama dadban iyo dadka oo lasirayo.
Qaramadda Midoobay ayaa Xafiiska Siyaasadda Soomaaliya u qaabilsan ee (UNIPOS) u bedeshay Unisom hadda kunturaad ku siisay sida aan xogta lagu heleyno,maadaama Soomaali loo diiday inay heshiiso lana soo dhoobay ciidamo calooshooda ku shaqeeya iyo Maleeshiyo Beeleed dhaqan xun,Waxaana Unisom hogaami doontaa shirka London iyo in la dhiso 2-sanno gudahood 3-Maamul Goboleed oo kala ah:
1-Jubbaland:oo ka kooban Jubadda-Hoose,Jubada-dhexe iyo Gedo,caasimadna looga dhigo Bu’aale.
2-South-western-State:oo ka kooban:Bay.Bakool iyo Sh/hoose:Caasimadna looga dhigo:Baydhabo.Baardheere-Afgooye.
3-Middland:oo ka kooban:Hiiraan,Sh/dhexe iyo Galgaduud:Caasimadna looga dhigo Beledweyne.Gaalkacyo-Balcad.
Waxaana maamulka Banaadir ku soo hari doona Moqdisho waxaana taasi dhib ku tahay Xasan Gurguurte iyo maamulkiisa degan Villa Somalia laguna ilaalsho kaaraha Amisom.
Waxaana sidaas ahaa qorshihii mudada soo socday ee loogu magac daray Road Map-ka salkiisuna yahay waxa loo yaqaan Dastuurka oo maanta Somali isku haysato.
Sidaas ayaa la rabaa in lagu qaato deeqda Somaliyeed iyadaoo la adegsanayo Dabadhilif Somali ah iyo ciidan calooshooda ku shaqeeya oo Afrikaan ah.
Dad la socda xaaladaha Somalia ayaa aamisan in arinku kashif ku dhamaan doono,sida kuwii ka horeeyay, shirkii London oo sanadka hor la qabtay iyo Road mapkii oo soo dhaafi waayay dhowr xaafadood oo Moqdisho ah.
Dagaal-ooge caan ahaa oo ay ciidamadii gumaysiga Ingiriisku ku dhaaran jireen oo la odhan jiray Richard Corfield, Soomaaliduse ku naanaystay Koofil oo ay Daraawiishi ku makashay dagaalkii Dulmadoobe ee 1913kii ayuu Sayidku gabaygan ka tiriyey.
Koofil wuxuu ka mid ahaa madaxda sare ee gumaysiga Ingiriiska dalka Soomaaliya wakiilada uga ah, wuxuuna gaar ahaan hoggaamin jiray col la odhan jiray (Camel Corps) Soomaaliduna u taqaanay Rakuubley. Col afar-lugood u badan oo awrta ku duula, sidaasna Rakuubley kula baxay ayuu ciidankaasi ahaa.
Prof. Axmed Ismaaciil Samatar wuxuu ka mid yahay aqoonyahanada soomaaliyeed ee fara ku tiriska ah ee ay ku dambeysay wadaniyad soomaalinimo. Prof Samatar ma rumeysan jirin qabyaalada XAMAR ka jirto heerka ay gaarsiisan tahay. Prof Samatar wuxuu ka soo jeedaa deegaanada Waqooyiga Somalia, wuxuu si weyn uga soo horjeedi jiray gooni isu taagga gobolada waqooyi ee Somalia ee uu isaga ka soo jeedo.
Prof Samatar isagoo waqti dheer qurbaha ku maqnaa ayaa sanadkii tagay ee 2012 kii XAMAR ayuu ku soo laabtay. Profesoorka wuxuu soo taabtay weel guntiisa, wixii looga sheekeyn jiray ayuu soo arkay.
Xamar waxaan ku soo arkay “Qofkii aan ahayn qabiilka Hawiye ama qabiilka Daarood waa darajada labaad ee muwaadhinimada dalka somalia” ayuu yiri Professor Axmed Ismaaciil Samatar.
Somalia waxaa ka jirto dowlad magaca soomaalida ku shaqeysato ama ku meel marto. Xaqiiqada waxay tahay inaysan ka jirin somalia wax dowlad lagu tilmaami karo. Dowladda haatan jirto ee caalamka uu ku qaldamay aqoonsigeeda waxay u shaqeysaa habdhaqankii labadii jabhadood USC iyo SSDF ee dalka burburka u horseeday .
Dowladda Somalia siyaasadeeda iyo sida uu xaqiiqadeeda u soo bandhigay Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo muuqaal ah hoos ka daawo:
Waxaa dhowaan magaalada Muqdisho ku bixiyay socdaal Baadari lagu magacaabo Giorgio Bertin oo ah nin qaabilsan ka war haynta dadka Kirishtaanka ee ku nool Jabuuti iyo Soomaaliya.safarkan uu ku bixiyay dhowaan magaalada muqdisho ayuu baadarigan ku sheegay inuu ku soo arkay waxyaabo badan oo yididiilo geliyay oo la taaban karo.
Wadaadkan Kirishtaanka ah ayaa yiri “ anigoo ka maqnaa mudo lix sano ah ayaan magaalada Muqdisho dib ugu laabtay, waxaana booqday faras magaalihii hore,xaafada Madiina iyo meel kale oo masaafo ahaan u jirta ilaa 7 kilometer, waxaana la cajabay waxay ahayd isbaarooyinkii badnaa oo aan ku ogaa oo aanan iminka ku arag”.
“ waxaa kaloo i soo jiitay in magaaladu aysan iminka kala qaybsanyn oo ay midaysan tahay. Intaan joogayna dhagahaygu maysan maqal dhawaqa rasaastii badnayd ee aan maqli jiray lix sano ka hor. Waxaan arkay dad dhowr ah oo isku dayay inay ganacsi abuuraan, dhismayaal dib loo dhisay iyo kuwa tayactir lagu sameeyay. Intaan oo dhan waa calaamad muujinaysa in rajo fiican”.
Ujeeadada socdaalka Bishop Giorgio Bertin.
Wadaadkan ayaa ujeedkiisa socdaalka ku sheegay laba arimood.
1. Bani’aadnimo
“ Inaan hubiyo howlgalo ban’iaadnimo ah oo aan ka wadnay Soomaliya iyo halkay marayaan qaasatan xeryaha ay ku sugan yihiin dadka barakacayaasha ee magaalada Muqdisho”.
“Dadkan oo isugu jira dad reer Muqdisho ah oo guryahooda kuwaayay dagaaladii, iyo kuwa ka soo barakacay abaarihii dhacay”.
Wadaadkan kirishtaanka ah waxaa safarkiisa ku wehliyay haweeney lagu magacaabo Sara Fumagalli oo ah agaasimaha “Humanitarian Padania”, taasoo hore uga howlgalaysay Soomaaliya ayadoo isku dayaysa qaab ay ku soo gaarsiyaan dalka qalabka Cusbitaalada.
“ inkastoo ay jirto ka soo rayn xaga cimilada ah hadana way nagu adag tahay inaan gaarsiino dhulka miyiga ah howlagaladan bani’aadnimo waayo waxaa ka taliya Alshabaab”. Ayuu yiri Bishop Bertin.
Ujeedada kale
2. Dib u furid Kaniisad.
Bishop Bertin oo ka hadlaya rajada uu ka qabo dib u furida Kaniisada oo ahayd ujeedkiisa labaad waxa uu hadalkiisa ku bilaabay sidatan;
“waxaan kaloo u soo gaaray Muqdisho inaan hubiyo xaalada ay ku sugan tahay Kaniisadii weyneyd oo ay hada degan yihiin dad barakcayaal ah. Waxaana ku dadaalaynaa sidii ay dib gacantanada ugu soo laaban lahayd” .
“ugu dambayntii waxaan la kulanay wasaarada arimaha dibada iyo wasaarada arimaha bulshada, anagoo bilownay wadahadalo horudhac oo lagu gaarayo heshiis ah inaan howlaheena si toos ah aaan uga bilowno Soomaaliya, iyo dib u furashada goob aan ku cibaadaysano”. “waxaan filayaa inaan si dhaqso leh ugu laabto magaalada Muqdisho si aan ula kulmo Xassan Sheekh, Saacid ama wasiirada Arimaha dibada si loo dhamaystiro wadahadaladan” ayuu ku soo afjaray warbixintiisii Bishop Bertin.
Faalo kooban
Wadaadkan warbixinta socdaalkiisa wuxuu ku bilaabay is bedelka ku yimid amniga magaalada Muqdisho marka uu la barbardhigay lix sano ka hor siday ahayd iyo maanta asagoo ku tilmaamay calaamad rajo wanaag ah. Muxuu sidaas u yiri “ ma inuu ku faraxsan yahay nabadaas ay heleen dadka reer Muqdisho?.
Jawaabtu waa maya wuxuu ku faraxsan yahay inuu helay nabad uu ku guto howlihii Soomaaliya ka wadi jiray ee ahaa Kirishtaamaynta sida ka muuqata warbixintiisa oo ah inuu beri horena joogi jiray balse aysan u saamixin xaaladii amni daro ee ka jirtay magaalada Muqdisho xiligaas.
Maantana uu jaanis weyn u arko dowlad camiil ah iyo dabaabaadka Amisom in howlihiisii ay dar dar gelinkaraan.
Waxaa halakan laga dheehan karaa sida waxbadana ay hore uga dhawaajiyeen Xarkatul Shabaabul Mujaahihidiin, Culumo, Indheergarad iyo Warbaahinta Islaamigaba inay jiraan hay’ado huwan magaca ban’iaadnimo oo ka wada soomaaliya howlgalo Kirishtaamayn ah.
Marka uu ka hadlayay wada hadalada u bilowday xukuumada federaalka ee Xassan sheekh waxaa uu yiri waxaan ka wada hadalnay sidii aan howlaheena iyo joogitaankeena uu u noqon lahaa mid toos ah isagoo isticmaalay ereyga ah “direct way” waddo toos ah yacnii inaan u soo marno taasoo muujinaysa markii hore inay wax ku wadeen “indirect way” waddo aan toos ahayn ama siyaabo kale oo aanan muuqan.
Waxaa yaab leh waxaa haawanaya Kaniisadihii ku yiilay London, Roma, Paris,New York iyo magaalooyin badan oo wadamada reer Galbeedka ah, yaa waaye cida loo dhisayo Kaniisada magaalada Muqdisho ee ku cibaadaysan doonta?. Waa su’aal aan jawaabteeda u daayay aqristayaasha.
President Obama informed Congress on Thursday of his intention to renew sanctions against Somalia despite the country forming a central government for the first time in 22 years.
The Obama administration recognized the government of President Hassan Sheikh Mohamud on Jan. 17. The move paves the way for a resumption of civilian and military aid and full diplomatic relations with a country that had operated without a government since warlords toppled the central government in 1991.
“Although the U.S. recognition underscores a strong commitment to Somalia’s stabilization, it does not remove the importance of U.S. sanctions, especially against persons undermining the stability of Somalia,” Obama wrote to congressional leaders. “For this reason, I have determined that it is necessary to continue the national emergency with respect to Somalia and to maintain in force the sanctions to respond to this threat.”
The decision renews for a year sanctions such as restrictions on charcoal exports that have funded the Islamist militant group al Shabaab.
Here’s the full notice regarding the continuation of the national emergency with regard to Somalia:
CONTINUATION OF THE NATIONAL EMERGENCY WITH RESPECT TO SOMALIA
On April 12, 2010, by Executive Order 13536, I declared a national emergency pursuant to the International Emergency Economic Powers Act (50 U.S.C. 1701-1706) to deal with the unusual and extraordinary threat to the national security and foreign policy of the United States constituted by the deterioration of the security situation and the persistence of violence in Somalia, acts of piracy and armed robbery at sea off the coast of Somalia, which have repeatedly been the subject of United Nations Security Council resolutions, and violations of the arms embargo imposed by the United Nations Security Council.
On July 20, 2012, I issued Executive Order 13620 to take additional steps to deal with the national emergency declared in Executive Order 13536 in view of United Nations Security Council Resolution 2036 of February 22, 2012, and Resolution 2002 of July 29, 2011, and to address: exports of charcoal from Somalia, which generate significant revenue for al-Shabaab; the misappropriation of Somali public assets; and certain acts of violence committed against civilians in Somalia, all of which contribute to the deterioration of the security situation and the persistence of violence in Somalia.
The situation with respect to Somalia continues to pose an unusual and extraordinary threat to the national security and foreign policy of the United States. For this reason, the national emergency declared on April 12, 2010, and the measures adopted on that date and on July 20, 2012, to deal with that emergency, must continue in effect beyond April 12, 2013. Therefore, in accordance with section 202(d) of the National Emergencies Act (50 U.S.C. 1622(d)), I am continuing for 1 year the national emergency declared in Executive Order 13536.
This notice shall be published in the Federal Register and transmitted to the Congress.
Somali History of (1400-2000) qoraagu inta badan wuxuu kasoo xigtay qoraalka buugan kale oo la yiraahdo: Ref the Shaping of Somali Society: Reconstructing the History of Pastoral People 1600-1900..Lee V.Cassanelli University of Pennsylvania Press Philadelphia, 1982.
Sidaan ayeyna ku bilaabaneysaa.
1876dii taariikhdu markey aheyd ciidamo Biimaal ah ayaa waxey si gaadmo ah ku dileen Barasaabkii (Gudoomiye) “Saalim Bin Yacquub” ee Suldaanka Zanzibaar ugu masuul ahaa magaalada Marka iyo 40 askari uu watay Barasaabka iyo ciidankiisa waxaa lagu dilay jidka u dhaxeeya Xamar iyo magaalada Marka.
Magaalada Marka oo caan ku aheyd Baayacmushtarka, waxaa sidoo kale mararka qaar dhibaato ka dhax dhici jirtay Carabtii daganeyd magaalada Marka iyo Biimaal.
Biimaalku waxey si gaar ah ugu soo horjeedeen in uu Talyaaniga ku fido dhulkooda, laakin Carabtu waxey ahaayeen dad Baayacmushtar ah mar walbo waxey dantooda ku jirtay in ay shisheeyaha xiriir fiican la yeeshaan.
Biimaalkuna waxey heshiiskaas Carabta iyo “Ajnabiga” u arkayeen mid dantooda iyo noloshooda khatar ku ah.
Xeelada Biimaal isticmaali jireen waxaa kamid aha in Raashiinka ka joojiyaan xeebaha Banaadir gaar ahaan magaalada Marka.
1890(Bilowgii) Suldaankii cusbaa ee Zanzibaar Suldaan Khaliifa ayaa waxa uu dhulkii Banaadir ku wareejiyay Talyaaniga, isagoo aan Somaalida waxba kala tashan Soomaaliduna maarkii arintaan ogaadeen aad ayey ugu xumaadeen.
1890 markii Talyaaniga uu ka soo degay xeebaha Banaadir Markiiba hogaamiyaashii Biimaal waxey bilaabeen in ay shirar deg-deg ah ku kulmaan si ay ugu tabaabusheystaan waxa uu damac sanyahay talyaaniga.
Markii Talyaanigu ogaaday in uu Biimaal yahay Qabiilka kaliya mucaarad nimadiisu mideysantahay, markiiba Talyaaniga wuxuu isku dayay sidii uu u kala qeybin lahaa Biimaal, hasa ahaatee wey usuurto geli weyday, mudadii u dhaxeysay 1890 ilaa 1908, midnimadii Biimaal ismey bedelin, weyna ku adkaatay Talyaaniga sidii magaalada Marka uu gacanta uu ugu dhigi lahaa, balse markii lasoo gaaray aakhirkii 1908dii, qaar ka mid ah hogaamiyaashii Biimaal waxaa u cadaatay in ay adagtahay dagaalka Talyaaniga ay kula jiraan sii wadaan, waxeyna qaar ka mid ah isku raaceen in Talyaaniga heshiis la galaan lana shaqeeyaan.
Taariikhda Beesha Biimaal waxay ku qorantahay Baal Dahab ah,yaan la tirin!!.
Taariikhda wax bay qortaa waxna way kaydisaa, Beesha Biimaal oo ka mid ah Beelaha dega Koonfurta dalka Soomaaliya waxaa ay leedahay taariikh Baal Dahabi ah ka gashay marka laga hadlayo taariikhda Soomaaliya.
Qarnigii 18aad ee taariikhda Miilaadiga Beesha Biimaal waxaay ahayd Beel ka tilmaaman Beelaha kale ee dega Koonfurta Soomaaliya waxaa lagu xusuustaa halgankii dheeraa ee ay usoo gashay gumaysi la dirirkii Gobolka Shabeellada Hoose .
Markii uu socday dagaalkii u dhaxeeyey gumaysigii Ingiriiska iyo halyeygii caanka ahaa ee Sayid Maxamed Cabdille Xasan waxaa la soo wariyey in dagaalkaasi ay ka qayb qaateen beelo Soomaaliyeed oo tira badan kuwaa oo taageerayey gumaystihii Ingiriiska laakiin Beeshan Biimaal weli lama soo tabin inay ka qayb qaadatay ama ay garab istaagtay gumaysi dhul doon ah .
Waxaa kaloo taariikhda rag culima ay ku sheegeen in beelo tira badan ay xabado ku tuureen Sayidka hase ahaatee beeshan taariikhda ayaa xustay inay ahayd beel mujaahidiin ah oo weligood diidanaa gumaysi inkastoo taariikhda wax badan lagu sheegay hadana waa beesha kaliya oo awoowayaashooda ay ku shahiideen dagaaladii lala galay Talyaaniga.
Mudo 14 sano ah gumeystaha Talyaaniga uma suurtoobin inay cagta soo dhigaan dhulka ay Beeshu degto oo sababna ay u aheyd isku duubnaantii beesha ay laheyd ii hogaamiyayaashoodii u heelnaa iska difaaca gumeystaha Talyaaniga kuwooda ugu caansanaa ay ka mid ahaayeen Maclin Ibraahim Qaasim”Kabtoole”,Jabriil Macliin Barrow iyo Rag kaloo odayaal ah oo beesha kamid ahaa.
Inta uu socday halgankaasi waxaa jiray hal ku dhigyo ay adeegsan jireen hugaamiyayaashii Beesha, halku dhigyadii ay adeegsan jiren waxay ahaayeen kuwo aan qoraal lagu soo koobi Karin waxaana ka mid ahaa:‘Reer janaad waa jid galeen reer jaxiimow iska jooga’.
Markii gumaystahaTalyaaniga ay ku guulaysteen inay kasoo degaan Deegaanka loo yaqaano Dhanaane ayna Koonfur ka mareen dhulkii Beeraha ayaa hogaamiya yaashii Beesha waxaa ay isdhaaf sadeen erayo taariikhda galay waxaa eryada ka mid ahaa: ‘Dhoobee dheefle waa dhuntii yaa dhanaane dhicihaayo, dhalanyeradii dhamayd aa dhanaane dhicihayso, intaad dheeshiyoo dhug beeshay maad dhanaane dhicihee ,dhanaane miin dhiciwaayo dhuuwadayda dhalaaqo waaye, dhuuwadaada miid dhalaaqdo, dhinixoo yaa dhalaayo, dhinixoo aan dhullahayn intee lagu dhaqaa’.
Hadaba intaasi ka dib guushii gumaystihii talyaaniga Beesha Biimaal waxaa ay yeelatay dad lagu dhex beeray oo magac, jinsi iyo dhalasho intaba kula wadaaga hase ahaatee aan kugu tala ahayn waxaa jirta oraah dhahaysa:‘Nin aan kugu calool ahayn kugu cod maaha’,waxaan ka wadaa erayadaa isku xerkii beeshan ayaa waxaa ku tuntay dad sheeganaya magaca beesha oo talyaaniga qandaraas uu ku siiyey inaysan isku imaan maadaama isku imaatanka Beesha Biimaal ay caqabad ku noqon karto cid walba oo soo hamisa dhulkan barwaaqa sooranka ah.
Waxaa la xusuustaa hugaamiyayaashii usoo baxay Biimaal inay noqdeen kuwo aan dan u hayn umada ayka dhasheen taas oo walaahooda ku beertay calool xumo kuwaa oo ah dadkii ku abtirsanaayey beesha ilaa laga arkay in la yiraahdo: ‘hadaan nahay beel hebel kama mid ma nihin beesha Biimaal’waana cadaymaha muujinaaya in lagu soo dhex dhuuntay Beeshan ay taariikhda siweyn u qortay hadaba markii hogaamiya kooxeedyadii haysteen koonfurta Soomaaliya waxay ay garab ka dhigteen niman sheeganaya odayaal dhaqameed suurtageliyeyna in la kala dilo dadka beesha Biimaal.
Hadda ka hor qoraal aan aqriyey ayaan ku arkay qaabkii loo xalaalaystay dhulkii Biimaal iyo Hantidiisa waxaa ka mid ahaa qoraaladaasi ilaa 8, guri oo subax walba ay kasoo wada toosaan wiilal cayr ah oo Biimaal ay abtiyaal u yihiin halka qoraalka aan ku arkay in sanad walba odayaasha Biimaal ay kasoo xajiyaan hantidooda oo ay kala wareegeen dad aan gobolka u dhalan.
Hadaba aqristow ujeedada aan leeyahay ayaa ah inaan soo bandhigo dhacdadii ugu dambaysay oo Biimaal lagu xalaalaystay noloshiisa walow horay loo arkay in dhulkiisa iyo hantidiisa lagala wareegay hadana waxaa ay joogtaa noloshiisa hadaba maxaa dhacay, laba qof oo aan jeclayn inaan magacyadooda soo hadal qaado ayaa sida ay sheegteen u istaagay inay isku keeni doonaan Biimaal.
Arintaasi ayaa waxaa si aan leexleexad lahayn u qaadacay nabaddoonada Biimaal hase ahaatee waxaa ka hor timid awood ay u bawac dhigiwaayeen, raggii istaagay ayaa waxay sheegteen inay horkacaayeen culimadii Beesha laakiin war mar dambe soo baxay ayaa xaqiijiyey in culimada la qasbay in ka badan 13 maalmood ayey socdaalo ku jireen waxayna soomareen dhul kala duwan ugu dambayn waxay ku guulaysteen inay deegaanka NO 5O isugu keenaan Biimaal.
Waxaana halkaasi labadii qof ay ku heleen lacago caqliaga ka weyn oo loogu tala galay in lagu soo dumo oday dhaqameeka waxaana si qasab ah lagu yiri suldaan Axmed Maxamed Cali waxaad beyco la gashaa Al shabaab taasi ay ku kali noqdeen labadii qof istaagtay iyo suldaankii la qasbay.
Hadaba hadaan nahay dad ku abtirsada Beeshan taariikhda gashay ma noqon karnaa dad ka tashada aayhooda waxaana iminka aad la socotiin Yuusuf indha Cade inuu samaystay Suldaan gacan ku samays ah oo u dhashay beesha una muuqda mid hergelinkara in dhulkan si cad ah loogu gacan geliyo reer Dhuusa Mareeb.!!!!!!???
Talo iyada kugu ma noola laakiin adiga ayaa ku nool waxaan ka wadaa aan tashanno haddaan nahay Biimaal jaaniska hada aan haysanno ayaa ah mid qaali ah.
Waxaan kusoo koobayaa qoraalkayga in kastoo aan ahayn qof yaqaana taariikhda Beeshayda, aan noqonno kuwo soo nooleeya taariikhdii iyo wadadii ay ku geeriyoodeen awoowayaasheena wax naloo meeriyey iyo wax naloo tilmaamay ayaan danaheena ku weynay.
Inkastoo dulmiga loo gaystay Beeshaan ay horkacayeen dad caada qaatayaal ah ayaa hadana weli kama raja dhigin hankooda ku aadan inay dhamaystiraan hantida tirada yar ee soo hartay waana kuwa iminka fadhiya shirarkaTFGda ay soo qaban qaabisay looguna tala galay inay horkacaan duulaano dhawaan la iclaamiyey kaa oo lagu qaadi doono guud ahaan Gobolka Shabeelada Hoose.
Two Somali men sit on the runway at Belet Huen, Somalia, December 19, 1992, as they wait for a Canadian Forces transport plane to be unloaded. The death of Shidane Arone at the hands of Canadian soldiers 20 years ago is often remembered as one of the darkest moments in Canadian military history. THE CANADIAN PRESS/Andrew Vaughan
OTTAWA – The death of Shidane Arone at the hands of Canadian soldiers 20 years ago is often remembered as one of the darkest moments in Canadian military history.
But as the tragic, shocking story of Arone, a Somali teen who was tortured and killed after he was caught sneaking into a Canadian compound, fades further into the past, military historians fear Canada runs the risk of forgetting the lessons of a catalytic event in the history of the Canadian Forces.
Arone was just 16 years old when he was captured by Canadian troops outside the town of Belet Huen. What followed — his torture and death, the widely circulated images of soldiers smiling and posing alongside his bloodied body, and the attempted cover-up — proved a transformative event in the course of Canadian military history.
Stuart Hendin, an expert in the law of war who represented now-retired Brig.-Gen. Serge Labbe, one of the senior officers who became caught up in what came to be known as the Somalia Affair, currently teaches a course on morality, ethics and leadership at the Royal Military College in Kingston, Ont.
Saturday marks the 20th anniversary of Arone’s death, “a senseless, brutal act” that Hendin said “reflected a failure of discipline … and a failure of command responsibility” within the Canadian Forces.
Although much has been done to overhaul the Forces in the two decades since the disgraced 1993 Somalia peacekeeping mission, Hendin said remembering the tragedy is key to ensuring it never happens again.
“When we forget the lessons of history,” he said, “we’re bound to repeat them.”
The now-defunct Canadian Airborne Regiment was sent to Somalia in December 1992 as part of a UN peacekeeping force to help address famine and political instability in the country.
Months later, news broke of Arone’s death. That, along with news of an earlier, execution-style killing of another Somali intruder, touched off a national debate on whether it was just a few “bad apples” or a bigger, systemic problem within the Canadian military.
The fallout served a purpose by forcing the military to look inward and change, Hendin said. Today’s military is markedly different from the Canadian military in the post-Cold War era, largely due to the decade of scrutiny and introspection that followed the Somalia affair.
Two men were charged in the death. Pte. Kyle Brown served one-third of his five-year sentence for manslaughter and torture. Master Cpl. Clayton Matchee, who suffered brain damage after attempting suicide in 1993, was found unfit to stand trial. Charges against him were stayed in 2008.
The federal government commissioned a public inquiry in 1995 as more details emerged. The inquiry was shut down in 1996 before finishing its work, releasing its final report a year later.
Walter Dorn, a professor at the Canadian Forces College in Toronto, said he agrees some of the progress made after Somalia is being allowed to languish, particularly since Canada no longer seems to embrace its traditional role as a peacekeeper.
“It means that Canadian soldiers are less experienced and less knowledgeable and less well-prepared for peacekeeping and our peace operations in general,” said Dorn, noting that he doesn’t think Canada suffers from the same institutional failings that enabled Arone’s torture and death.
The federal government’s forthcoming Bill C-15, which proposes changes to the military justice system, could pose just such a risk, warned Peter Tinsley, the chief prosecutor for the Somalia cases in the 1990s.
The bill — which seeks to balance military police independence against the ability of commanders to hold them to account — files in the face of two decades of effort spent making military police more independent, Tinsley said.
“None of (the prosecutors) were proud of the events that took place,” he said. “But we did our jobs.”
Last month, Glenn Stannard, chairman of the Military Police Complaints Commission,told a Commons committee the bill would curtail guidelines that have been in place “since the period following the troubled Somalia deployment,which specifically sought to safeguard MP investigations from interference by the chain of command.”
The bill “doesn’t bode well and doesn’t recognize the lessons that should have been learned in Somalia,” Tinsley said.
The Canadian government remodelled the Canadian Forces by completely revamping education and professional standards. Officers must now have a university degree, military education offerings were expanded to emphasize arts and culture, an ombudsman was appointed, an independent military journal was created and the way in which CF trained and prepared for missions was updated.
At Canadian military colleges, the lessons of Somalia have not been forgotten. “It was a national shame that should be acknowledged and the lessons continually remembered,” said Dorn, who uses the Somalia affair as a case study in his classes.
Members of the modern-day Canadian military who remember the Somalia affair also hope it’s never repeated, said David Bercuson, the director of the Centre for Military and Strategic Studies at the University of Calgary.
“Anyone in the military with a long memory will know that has happened at least once, and will also know that that can happen again, and they don’t like it one bit,” he said. “People will think twice before trying to pull the sorts of stuff that was pulled.”
While there have been instances of torture and abuse since 1993, both Dorn and Hendin agreed Arone’s death and the Somalia affair are unique.
“Arone is different,” Hendin said. “What is frightening about the Arone matter is that there were, within earshot, individuals who could and should have stopped what was happening, and they didn’t — and that represents an absolute failure of command responsibility at several levels.”
Canadian soldiers have a responsibility to humanity, their country and their chain of command, he said, and if “they lose that perspective, then things can happen.”
BY JANE GERSTER, THE CANADIAN PRESS
Telefeshinka Al Jazeera Oo Warbixin Ka Diyaariyay Xasuuqa Lagu Hayo Dhalinyarada Magaaladaasi.