DAAWO-JAAJUUS MA YAXYAXO.MA XISHOODO.

Waa mid kamid ah kuwii isu dhiibtay Gumaysiga Ethiopia, waa jaajuus afar kaboodle ah oo Ethiopia u shaqeeya waxii kadambeeyay xaroodkii Kooxdiisa.
Hadaba xili uu ku sugnaa Gudaha Safaaradda Ethiopia ee Nairobi oo uu ka qayb galay Shir ku sheeg uu qabtay Safiirka Gumaysiga Ethiopia u jooga dalkan Kenya Dina Mufti sidoo kala uu khadka Telefoonka kula hadlayay Dhiigyo cab Abdi Iley.