DAAWO:-Hoggaanka Warfaafinta ONLF oo ka Hadlay Xaalada Deg dega ah ee Ethiopia Lagusoorogay iyo Waxa ka dhalan kara………….

Hoggaanka Warfaahinta jabahada wadaniga xoraynta Ogaadeeniya mudane Xasan Macalin oo ah khabiir ku xeel dheer arimaha Ethiopia ayaa waraysi dheer oo uu siiyey warbaahinta  waxa uu kaga hadlay xaalada deg dega ah ee lagaliyey dalka Ethiopia iyo waxa ka dhalan kara mustaqbalka.

ONA.