Wafdi ka socday Ururka IGAD ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho waxayna kulamo laqaateen R/wasaare Saacid iyo saraakiisha ciidanka AMISOM.
Ilo wareedyo laga helay xafiiska Saacid ayaa sheegaya in IGAD ay DF-ka ku cadaadisay in ay faraha kala baxdo arrimaha Kismaayo oo IGAD ay u wakiilatay Dowladda Kenya oo ciidankeedu heystaan Kismaayo iyo degmooyin Jubbada Hoose katirsan.
General Gabre taliyihii ciidanka gumeysiga Itoobiya ee sanaddii 2007 qabsaday Soomaaliya oo wafdiga IGAD kamid ahaa ayaa kasoo muuqday kulankii Saacid lala yeeshay.
Banaadir Post.