Wadooyinka Muhiimka ah ee magaalada Muqdisho ayaa haawanaya iyadoo ay adag tahay inay isticmaalaan gaadiidka iyo dadweynaha,waxaana ka jira cabsi iyo amaan xumo aan caadi ahayn.
Amisom ayaa bixisay amarka lagu xiray wadooyinka halbowlaha u ah magaalada Muqdisho, iyadoo sheegtay inay ka hortagayso weeraro kayimaada Shabaabka Somalia oo ay aad ugu sahlantahay inay ka adeegtaan saacad walba.kuwaas oo muuq ahaan ka maqan Moqdisho sanooyin laakin sirdoon qarsoon uga howlgala meel walba oo ay rabaan!.
Wadooyinka xiran waxaa kamid ah Maka Al-Mukarama oo ah halkii ugu mashquulka badnaa wadooyinka caasimada Muqdisho, waana wadada kaliya oo si buuxdaay uga taliso dowlada Federaalka oo fadhigeedo yahay Villa Somalia,waxayna qeb ka tahay Lixda xaafadood oo bada xiga oo lagu joogo xooga Amisom iyo isbaarada maleeshiyo beeleedka |Gurguurte.
Xasan Gurguurte iyo maamulkiisa tabarta yarayaa ku mashquulsan Mooshino, safiiro socoto aah ooo dalakaba degaan ku lahayn, wafdi dano qarsoon ka leh dalka Somaliyeed iyo arimaha Kismaayo oo mar hore loo gacan galshay gumaysiga Igad.
Banaadir Post