Waxaa Suuqa bakaaraha isku haysta Maleeshiyo Beeledka dowlada kuwaas oo ka kala mar qaata ninka gudoomiyaha ka ah Degmada Hodan Jacfar “Ex Mooryaantii Qanyare” iyo maleeshiyo beeleed kale oo ka amar qaata nin kale oo Kaabo Mooryaan ah,waxaana la isku haysta gacan ku haynta Xawaalada Dahabshiil ee Suuqa Bakaaraha oo laga qaato dhaqaalo wanaagsan.
Ma ahan wax cusub in arinakan oo kale oo ka dhaco meelaha ay joogaan Maleeshiyo Beeleedka loogu yeero ciidanka Dowlada,kuwaas oo hada meel walba soo dhigtay jidgooyo”ISBAARO” lala yaabay!!.
Banaadir Post.