Warka kasoo yeeray Barre Hiiraale ayaa kusoo aadaya xilli Axmed Madoobe uu dhankiisa kismaayo kaga dhawaaqay in uu yahay madaxweynaha maamul goboleedka Jubbaland.
Xili Maanta Axmed Madoobe uu ku dhawaaqay in Loo doortay madaxweynaha Jubba land ayaa dhanka kale Barre Aadan Shire Bare Hiiraale oo ku sugan Kismaayo wareysi uu siiyay Idaacada Alfurqaan ku sheegay isna in loo doortay madaxweynaha Jubba land.
Idaacada Alfurqaan ku sheegay isna in loo doortay madaxweynaha Jubba land.
Bare ayaa sheegay in Shan boqol oo qof oo shacabka iyo odayaasha Kismaayo ah ku doorteen Magaalada Kismaayo.
Wuxuu sheegay inuu soo dhisayo Maamul isagoo tibaaxay inuu taageersanyahay Dowladda Federaalka.
HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA BARRE HIIRAALE UU SIIYAY IDAACADDA ALFURQAAN.