Ismaaciil Haaruun oo kamid ah wax garadka Jubooyinka ayaa sheegay in bulshadu u diyaarsantahay fashilinta iyo ka hor tagga nidaamka maqaar saarka ah ee ay gaalado ka sameynayaan magaalada Kismaayo.
Nabadoonka ayaa sheegay in wax ka socda Kismaayo yihiin wadiiqadii ay gaaladu u mari lahaayeen qabsashada wadanka, kala qeybinta ummada iyo gurashada kheyraadka dalka.
Halkan Ka Dhageyso Hadalka Ismaaciil Haaruun
Banaadir Post.