BAYDHABO:-Maleeshiyaadka Baydhabo oo Kufsaday Haweeney Uur leh.

25725215Guddoomiyaha degmada Baydhabo Xasan Macallin Axmed (Biikole) oo saxaafada lahadlay ayaa xaqiijiyay Askarta Murtadiinta Baydhabo ku sugan kufsi fool xun ugaysteen haweenay uur leh.

“Xaaladda caafimaad ee Gabadhan maskiinta ah aad ayay liidataa, waxayna u baahan tahay in gargaar deg-deg ah loo fidiyo,” ayuu yri Xasan Biikolo

Askarta Dowladda ayaa dhibaato Xoogan ku haya Haweenka Muslimaadka ku dhaqan Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka bay.

Haweenayda Lakufsdaay ayaa waxaa kasoo dhacay caruurtii uyadoona xaalkeeda laga dayrinayo.

Goobaha koonfurta Soomaaliya ay kaga suganyihiin askarta Dowladda ayaa waxaa ka dhaca kufsi,dhac iyo boob loo gaysto haweenka Muslimaadka Soomaaliyeed.

Askarta Dowladda ayaa sanadkii lasoo dhaafay Muqdisho ka gaystay kufsi balaaran oo xitaa hayadaha gaaladu ay qarin waayeen.

sawir2

Banaadir Post