Ninkaan oo ah Soomaali ayaa si cad u sheegaya in uu yahay Cristian ama gaal, waxa uuna si qayaxan ugu khudbeynaya soomaali kale oo ku xiran macalina u yahay kuwaasoo ayaguna ah gaalo ama kuwa diintii ka tagay.
Ninkaan ayaa wax yaabo badan ka sheekeynaya, isagoo isu heysta in uu wado saxsan ku taagan yahay, balse ilaahey hanaga koriyee ninkani waxa uu ku socdaa wado halaagsan.
Kuwan oo kale ayaa la soo dhoobay dhulka Somaliyeed gaar ahaan waxaa aad loogu arkaa magaalooyinka waaweyn,waxaana Iskoolo cusub looga furay Moqdisho iyo Kismaayo oo si xowli ah uga howl galaan waxayna leeyihiin ilaalo gaar ah oo calooshooda ku shaqeeya.
NIN SOMALI GAAL AH-MACALIN U AH SOMALIDA GAALADA SUBXANALLAH.
Dhamaan Dadka Muslimiinta ah waxaan ugu yeeraynaa inay ilaaliyaan diinteena ayna ka hortagaan dadka noocaan oo kala ah oo intii ay arkeen macaanka Islaamka hadana fasahaaday doonayana inay dad kale sii fasahaadiyaan iyadoo la siinayowax yar oo ay ku nolaadaan.
Banaadir Post.