Xiisada ayaa timid ka dib markii ciidamo hubaysan oo gadood ah kana soo baxay aagagii ay kaga jireen Duleedka Boosaaso ay xoog kula wareegeen Dekada Boosaaso.
Maamulka Boosaaso ayaa ku baxay Ciidamada Gadoodka ah laakin ilaa iyo haatan xal kama gaarin ciidamada galinkii denbe maanta la wareegay Dekada Magaalada Boosaaso.
asoco wixii soo kordhaa inshaALAH.
Banaadir Post