Tixdan hoose waxaa tiriyay Sayid Maxamed Cabdille Xasan,Raxiimulaah,mar oo cabirayay nin doqon ah oo gaalo soo dirsatay Dabadhilif dualysana ahaa.
– Allahayoow Ferenjigii muxuu, nacas fariideeyey
– Faa’iido laawiyo muxuu nin ragga, feyl ka wada yeedhshay
– Nimaan aabihiis fuuli jirin, faras muxuu saaray.
Hoos ka daawo waraysiga Xasan Gurguurte ee Aljazeera!!
Banaadir Post.