Kuwa Maanta Hor Boodaya Xassan Gurguurte Waa Kuwii Shalay Ku Banaanbaxayey C/llahi Yusuf.
Kuwa Maanta Banaanbaxayana Waa Kuwii Shalay Difaacaya C/llahi Yuusuf.
Dadkan ayaa ka cadhaysay maamul xumada Xasan Gurguurte iyo waliba shirkii dhawaan u dhacay magaalada Ankara ee dalka Turkig akasoo dawlada federaalka ah la qaataday maamulka la magac baxay Somaliland.
Mudaharaadkan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey jaaliyadaha maamulo badan oo Somalia ka jira sida Khaatumo State, Awdal State, Jubbaland, Maakhir State iyo Puntland kuwaasoo kasoo jorjeeda kala qaybinta iyo qabka xun ee Xassan Gurguurte u wado dawlada Soomaaliya!!
Maxaa haray oo la isku haystaa?