Dibadbaxayasha ayaa ku dhawaaqayay halku dhigyo ka dhan ah Xasan Sheekh iyagoo sheegay in Xasan Sheekh uu ka soo horjeedo maamulka Jubbaland islamarkaana uu yahay madaxweyne qabiil.
Waxaa sida aan og nahay Wadanka U,K ka furmay Shirkii la yiri, Soomaaliya ayaa looga hadlayaa, waxaa Magaalada London Bartamaheeda kadhacay, Mudaharaad waxaana hogaaminaya Daaroodkii Jubbooyinka Kenya doonayey in ay ku biiriyaan, iyo Isaaqa oo doonaya in ay Soomaaliya ka goostaan Gobolada Waqooyiga Soomaaliya.
Mudaharaad labaad ayaa wuxuu kadhacay Magaalada Muqdisho waxaana horkacaya sida aad Masawirada ku daawan doontaan, Saacid Shirdoon, Wasiirka Warfaafinta, C/laahi Ciil Mooge iyo Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga C/kariim Xusseen Guuleed. Soomaali sidaas oga quuso, Nin kasta oo Soomaaliya oo Kursi lagu fariisiyo wuxuu isku dayaan xoog in uu xukunka ku haysto, bal Nin Dadkiisii ku Mudaharaadayaan oo Asna Mudaharaad dhigaya Madaxna sheeganaya xaggee lagu Arkay?.
![]() |
![]() |
![]() |
![]() |
Khudbaddii Xassan Gurguurte.Xassan Gurguurte, Khudbadiisii wuxuu ku bilaabay meeshii uu horjoogayaasha Shirka Salaami lahaa, “Dhowr Asbuuc ka hor, waxaan Villa Soomaaliya kadhex beeray Geed, kaas oo doonaya in Bahalada laga ilaaliyo oo Biyana lagu waraabiyo, Soomaaliyana waa sida Geedkaas oo kale!”. Xassan Xayawaan Ninkii yiri, ma been ayuu sheegay?, Ninka leh Geed ayaan beeray waa Ninka Qabiilada Soomaaliya sida Isaaqa iyo Daaroodku ay banaanka oga banaan baxayaan, waxaa laga yaabaa Doqon nimadiisa in uu Aamisan yahay Raisalwasaarihiisa Doqonkaa ee Shacab ku Mudaharaadaya Asna Mudaharaad kala hortagay in uu xal ku keenayo Ciyaal Xaafadnimo!.
|
![]() LONDON MUDAHARAAD LOOGA SOO HORJEEDO SHIRKA LONDON 07 05 2013
Banaadir Post. |