MOQDISHO:- 54 Isgows oo Moqdisho ah iyo Maleeshiyo Beeleed maxaa kala haysta!

25648227Sida la ogyahay maamulka Xasan Gurguure ayaa si toos ah u maamula 19 Isgoys oo kaliya,waana inta ugu dhibka badan maxaa yeelay waxaa ka howl gala Maleeshiyo beeleed Mooryaan ah oo intooda badan isticmaala maandooriye dadkana dhaca.

Sadex maalin ayaa laxiray jidadka Moqdisho intooda  badan,waxna kama soo bixin hadii laga reebo in dadka la dhibay oo lug lagu dhibaateeyay,dadka Moqdisho ku nool ayaa  la daalo dhacaya  dhibka ay ku hayaan  Maleeshiyo Beeleedka Gurguurte iyo Ciidamada calooshooda ku shaqeeya ee Amisom.

Maamulka Xasan gurguurte ayaa ka howlgala Lixda xaafadood ee bada xigta markii laga reebo Kaaran,inta kale toos ugama howlgalaan maleeshiyaadku,waana dhibka ka jira Moqdisho.

Qaacidooyinka amniga ayaa ah kuwa la ogyahay  hadana kooban, mana keeni karaan Kuwa Qayilaya iyo Gaalomadowda horkacaysa,waana dhibaato haysa dadka ku nool Moqdisho.

Meeshii lagu diido in Xadka ALLE raali yahay lagu  fuliyo  amni ma noqonayso.

25416441 (1)

Banaadir Post