Idaacada la xiray oo lagu magacaabo bartamaha ayaa ciidamada Amisom waxay ka aruur sadeen dhamaan qalabkii yaalay waxaana xabsiga ay dhigeen shaqaalihii ku sugnaa xarunta idaacada.
Radiyan ayaa sheegay xaqiiqda iyo dib dhaca ay amisomku riday dadka reer Baledweyne,waxayna farta ku fiiqday inaysan nabad keeni karin horumarna warkiisab iaks dhaaf,taasna waxaa qoonsaday Amisom iyo Xabashida oo xoog ku jooga Baledweyne oo mudo dheer nabad ahaa iyaga ka hor.
Ciidamada Amisom ayaa rartay qalabkii idaacada waxaana ka xeysteen dhamaan shaqaalihii ku sugnaa xarunta ciidamada xiligii ciidamada Amisom ay qalabka qaadanayeen.
Waxaa bishii hore bilowgeeda Masaajid Xabashido ku xasuuqday dadka reer Baladweyne amaalin jimco ah,ilaahadana wax jawaab ah kama bixin.
DAAWO Sawirada xasuuqii Ciidanka Xabshido ka gaysteen Masaajidka ku yaala Baladweyne.
Banaadir Post.