Walaal kamida Caddaanka Wadanka Sweden oo dhawaan Islaamay Bjorn Ali Goransson ayaa Shareecada Islaamka iyo Luuqadda Soomaaligaa bartay, Masha Allah. Walaalku wuxuu Khudbo Jamce ku Akhriyey sida aad hoos ka daawan doontaan Insha Allah, Luuqadda Soomaaliga.
Swedish brother speaking Somali in Friday khudba!
Marka hore Ilaahay ayaa Mahad iska leh Walaalkaas Naarta ka badbaadiyey, Dadkii Diinta Islaamka gaarsiiyey Walaalkaas Ilaahay Miisaanka Xasanaadka ha u saaro. Aayaadda Quraankaa ee aan Ciwaanka kadhiganay ama hadalka ku bilownay Ilaahay wuxuu ku leeyahay,
“Yaa ka hadal Qurux badan Qof Dadka Ilaahay ugu yeeray oo camal wanaagsanna la yimid, isla markaana yiri, waxaan kamid ahay Muslimiinta!”. Jawaabto waa cidna kama wanaagsana.
Banaadir Post.