Waxaa maanta si lama filaan ah weerar ugu qaadey Xarunta Maxkmadda Gobolka Banaadir ciidamo ku hubeysan qoryaha darandooriga u dhaca iyo waxyaabaha qarxa, weerarka ayaa ku bilowdey qaraxyo kadibna waxaa is qabsadey rasaas aad u badan.
Kooxda weerarka soo qaadey ayaa la sheegay in ay ku labisnaayeen dharka ciidanka Booliska Soomaaliya.
Dadku waxay sheegayaan in kooxda weerarka soo qaadey ay yihiin al-Shabaab inkasta oo warkaas aan la xaqiijin.
Weerarkan la yaabka leh ayaa ku soo beegmaya iyada oo dowladda Britain ay dhawaan soo saartey digniin heerkii u danbeeyey, Sidoo kale weerarkan ayaa imaanaya iyada oo ay maanta ku soo laabteen Muqdisho Xasan Gurguurte iyo Saacid Shirdoon oo dariska dawarsi ugu maqnaa si amaankooda meel ay ku hayaan u helaan.
Kismaayo oo kala xiran ciidamana la dhoobay iyo Kenyanka oo ka
guuraya Afmadow dagaalo adag ka dib.
Banaadir Post.