VIDEO+ SAWIRO:-Jigjiga oo laga Dhisay Taalo lagu xususan doono Meles Zenawi

25336524

Cabdi Maxamuud Cumar”Ina Ileey” ayaa  xariga ka jaray Taalo lagu xasuusan doono  Meles Zenawi “Fircoonkii Geeska Afrika”waxaana taaladani laga dhisay bartamaha Magaalada Jigjiga!

Cabdi Maxamuud Cumar”Ina Ileey” oo furitaankii Xaflada kadib Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay maanta inay xariga ka jareen Taalo ay dadka deegaanka Somalidu ku xasuusan doonaan Meles Zenawi, isagoona xusay shacabka Ethiopia gaar ahaan kilil-ka Somalidu inuu marnaba ilaawi doonin Raiisal Wasaare Atto Meles Zanawi.

cobble.000

Daawo Amuurtaan Melas Zinawi O Taalo Wayn oo Lagu Xasuusan Doono Laga Dhisay JigJiga!!

lega.00

Banaadir Post.

25387397

 

25387498