Dubois Sculpture waa Ninka Muuqaalkiisa Sanamkaa uu inta badan Wadamada Galbeedka uu kudhagan yahay goobaha Qareennada, waa Nin Faransiis ah oo Sharciyada u sameeyey Wadamada Yurubta, sidoo kale waxaa Dubbaha isticmaala Wadamada Galbeedka intooda badan gaar ahaan Wadanka Maraykanka.
Wuxuu aad ugu amaanay inow ummada somaliyeed u geeyay dastuurkii loo dhiibay,kaaso ay horey ugu dhiiran waayeen dad isaga ka horeeyay,waxaana la wada cabay Qamro iyo waxyaabo kale oo xun.
Sayid Maxamed Cabdallah Xassan ayaa Magaalada Hargaysa Asaga oo Sacuudiga kayimid, wuxuu la kulmay Wiil yar, Silsilad qoorta ugu xiran tahay, markaas ayuu yiri, Adeer magacaa?, Wiilkii ayaa yiri, John Maxamed, markaas ayaa Sayidkii inta Qoslay yiri, Maxamed John Madhalo!, Sayid Maxamed waa Sheekh Saalixiya wuxuu la yaabay Wiil Aabbe Muslim ah dhalay in uu John labaxo.
Maxamed Cismaan Jawaari, su’aasha ayaa ah Maxamed Nin la yiraahdo oo Dastuur inta ku dhaarta haddana Sharci dajiyo, maku farxi karaa Dubbo la siiyey?. Ilaahay diintiisa maxaa lagu cayaaray!. Magac aan Caqiido saxiixa wadan macno badan samayn maayo.
“Dulli kama baxaysaan hadii DIINTA lagu laaban”
Banaadir Post.