Saacid Shirdoon waxaa la geeyey Madaxtooyada Uganda, wuxuuna la kulmay Baadari Yoweri Museveni, Qofkasta oo wax Akhriya oo Adduunka la socda waa og yahay Museveni in uu yahay Baari weyn oo Reer Galbeedku ay ku dhaartaan, sidoo kale Xaaskiisa ayaa Ururka Kaniisadaha Adduunka horjooge ka ah.
Museveni wuxuu ka faanayaa in uu xabadka saaro Nin Muslim sheeganaya ama Labada gacmood uu ku salaamo, gacanta inta uu fidiyey ayuu gadaal iskaga riixay Saacid Shirdoon, halka Saacidna Labadiisa Gacmood inta kudhajiyey Gacanta Baadariga Salaax iyo Qosal iskudaray!.
Siyaasiyiinta Soomaalida Ragga sheegta waa Niman aanan Adduunka la socon, kama fakaraan qaabka ay u istaagaan iyo qaabka ay Dadka u qaabilaan markii Kaamiro ama Warbaahintu ay la socoto, soo ceeb Wadamo badan kama ahan in Ninkale uu gacantiisa ku salaaxo Labadiisa gacmood?
Dhinaca kale Museveni habaarkii Muslimiinta ayaa kudhacay, Qof jirin ayuu u muuqdaa, Madaxii ayaa kala dheeraaday aadna wuu u caatoobay. Gaaladaas aan Saxarada iska mayrin ayaa sidaas la iskugu dhajinayaan oo laga raadinayaa taageero iyo Sharaf!.
XOGTA WARKA SOMALIMIDNIMO.
Bamaadir Post.