Daawo Barnaamij looga hadlayo Hantida Xooga lagu kala haysto magaalada Muqdisho iyo meelo kale.
Hantida lakala heysto ayaa isugu jirta Guryo, Beero, Dhul waxaa kale oo la kala qaatey Gaadiid. waaa wax lagu farxo in arintan laga hadlo waayo waxaa laga aamusnaa in ka badan 22 sano,
Dowlada Somaliya ayaan sidi la rabay uga hadlin xoolaha laka haysto.
Waxaa kale oo la kala haystaa Gobalo,Dagmooyin,iyo Tuulooyin ay haystaan dad aan u dhalan walina ku sii adkeysanaya in ayna u celineynin dadki lahaa.
Daawo; Barnaamij Muhiim ah oo looga hadlayo Hantida Xooga lagu kala haysto magaalada Muqdisho iyo meelo kale.
Banaadir Post.