Khasaare isgu jira dhimasho iyo dhaawac ayuu sabay iska hor imaad dhex maray labada Maleeshiyo ee ka wada tirsan Dowladda Fedraalka, waxaana la xaqiijiyay inay iska dileen labo Askari.
Magaalada Muqdisho waxaa si joogto ah uga dhaca iska hor imaadyada dhexmara Maleeshiyaad Dowladda Fedraalka hoostaga, iyadoo dadka shacabka ah mararka qaarkood iska hor imaadyadaas uu khasaare kasoo gaaro.
Deegaanka Gubta waxaa kusoo kordhaya sidoo kale dilal iyo dhac ciidamada dowladda ay ugaysanayaan shacabka Deegaanka Gubta ee Muqdisho.
Warbixin iyo wareysi kusaabsan ayaanu layeelanay Nin kamid ah waxgaradka Degmada Deyniile ee Muqdisho.
Dhagayso sida ay uwax udhaceen.
Banaadir Post.