Warsaxaafadeed Laga soo saaray Wasaarada Arimaha Dibadda Dowladda Ingariiska ayaa Looga Digay Muwaadiniita Ingariisku inay usafraan Gudaha Dalka Soomaaliya.
Wasaarada ayaa sidoo kale si degdeg ugu baaqday Muwaadiniinta Ingariiska udhashay inay kasoo baxaan Dalka Soomaaliya gaar ahaan magaallo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho.
The Foreign and Commonwealth Office (FCO) believes terrorists are in the final stages of planning attacks in the capital city of Mogadishu and warned against all travel to all parts of the country.
Bogga wasaarada Arimaha Dibadda Ingariisku ku leeyihiin Internetka ayaa lagu sheegay inay aaminsanyihiin in marxaladii ugu danbeysay uu marayo qorshe weeraro xoogan looga geysanayo Magaalada Muqdisho iyadoo laga digay in loo safro dhamaan qeynaha Dalka Soomaaliya.
It added that there is a high threat from terrorism, including kidnapping.
There is no British representation in any part of Somalia and the FCO said it is unable to provide consular assistance there.
Ingariiska ayaa sidoo kale sheegay iney dhici karaan Afduub loo geysto dadka udhashay Ingiriiska.
Somalia Travel Advice Change
FCO warns that it believes terrorists are in the final stage of planning attacks in Mogadishu.
https://www.gov.uk/government/news/somalia-travel-advice-change
Banaadir Post.