
Nel tormentato Paese del Corno d’Africa gli sfollati interni soffrono ogni sorta di sopruso, violenze sessuali sulle donne comprese, oltre che altre forme di abusi. Lo riporta un dossier di Human Rights Watch (HRW), organizzazione che effettua monitoraggi sui diritti umani. Il rapporto, non a caso intitolato “Ostaggi dei guardiani”, e segnala il comportamento dei guardiani dei campi per i quali i rifugiati sono diventati redditizi

ROMA – Un nuovo governo sostenuto dalle Nazioni Unite è salito al potere in Somalia lo scorso settembre, con il compito di porre fine a più di 20 anni di conflitto nel paese. Nel tormentato Paese del Corno d’Africa gli sfollati interni soffrono ogni sorta di disagio, comprese le violenze sessuali sulle donne oltre che altre forme di abuso. Lo riporta un dossier di Human Rights Watch(HRW), organizzazione che effettua a livello globale monitoraggi sul rispetto dei diritti umani.

Il nuovo governo non cambia le cose. L’abuso avviene per mano di gruppi armati, che comprendono anche uomini appartenenti alle forze governative. Nella relazione di HRW, le donne fuggite alle carestie e ai conflitti descrivono gang di violentatori nei campi della capitale, Mogadiscio. I gestori dei campi – spesso alleati con le milizie – chiedono in cambio cibo e altre prebende, afferma il rapporto di HRW. Il quale sottolinea inoltre come il nuovo governo somalo, salito al potere nel settembre dello scorso anno ha fatto ben poco per cambiare la situazione sul terreno.
I guardiani-carcerieri nei campi profughi. Secondo alcune testimonianze, riportate nel rapporto di HRW, “i guardiani che controllano i campi, di fatto tengono sostanzialmente prigioniere le persone che vi abitano” scrive David Mepham, direttore britannico dell’Organizzazione. “Non sono veramente in grado di svolgere il loro ruolo, assumono generalmente un comportamento molto offensivo, nei confronti di persone che sono in difficoltà gravi, in serio bisogno”.
Gli sfollati sono un affare. Il rapporto, non a caso intitolato “Ostaggi dei guardiani”, concentra l’attenzione su coloro che sono fuggiti nei campi di Mogadiscio dal 2011. La ricerca effettuata ha permesso di chiarire che i campi di dei rifugiati sono diventati redditizi per alcuni, tanto è vero – si sottolinea – che i custodi si rifiutano di lasciare che gli abitanti vadano via. Alcuni dei peggiori abusi, come la violenza sessuale contro donne e le ragazze sfollate, non vengono normalmente denunciate perché si temono rappresaglie.

I racconti delle donne stuprate. La relazione contiene citazioni strazianti di donne che raccontano di essere state violentate. C’è l’esempio di Quman, di 23 anni, incinta di nove mesi, costretta a subire rapporti sessuali da parte di tre uomini in uniforme dell’esercito governativo. Un’altra donna, Safiyo, ha dovuto subire l’amputazione della gamba, dopo essere stata violentata e colpita da colpi di fucile. HRW cita anche la discriminazione, che si perpetrano nei campi verso coloro che provengono da alcuni clan o gruppi etnici. E chi, tra questi, si lamenta o protesta viene picchiato se non addirittura arrestato.
http://www.repubblica.it/solidarieta/diritti-umani/2013/03/28/news/somalia-55534275/

Gen. Bashiir Maxamed Jaamac ‘Bashiir Goobe”

Gen. Bashiir Maxamed Jaamac ‘Bashiir Goobe” waa shakhsi si weyn haatan looga yaqaano Muqdisho, waxaana uu caan ka dhex yahay bahda Isboortiga Soomaaliya, haatan waxa uu kamid yahay gollaha wasiirada ee Xukuumadda Ra’iisul wasaare Saacid, waxaana uu kamid yahay shakhsiyaadka loo magacaabay wasiir ku xigeenada waa wasiir ku xigeenka wasaaradda Horumarinta Bulshada ee Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya.
Waa nin midabadiisu ay badan yihiin oo maalinba reer gaar ah (Qabiil gaar ah) sheegta waxa uu jagada Gaashaanlaha gaaray wakhtiyadii dambe ee Dowladii milatariga ahayd ee Soomaaliya, waxa uu dowladii Madaxweyne Shariif kamid ahaa agaasimayaasha wasaaradihii awooda badan lahaa isagoo noqday agaasimaha wasaaradda arimaha gudaha iyo amniga qaranka. waxaana si aad ah looga xasuusan karaa wakhtiyadii dambe awoodii uu ku lahaa soo xulitaankii Baarlamaanka Soomaaliya, dardar gelinta hawlihii ergadii ansixinaysay dastuurka federaalka Soomaaliya, iyadoo wakhtigaas Bashiir Goobe uu ahaa shakhsiyaadka aadka looga cabsan jiray islamarkaana dad badan ayuu wakhtigaas ku xirxiray magaalada Muqdisho.
Bashiir Goobe waxa uu leeyahay saaxiibo badan oo uu ku jira Madaxweynaha haatan talada haya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud, waa shakhsi si walba u shaqeeya, waxaana la tilmaamaa inuu awood sare ku leeyahay dhinaca ciidamada maadaama Muqdisho laga aaminsan yahay in Bashiir Goobe uu ka tirsan yahay Booliiska Adduunka ee INTER POL loo yaqaano, waxa jirta is saraakiil gaar ah ay u fuliso hawla joogtada ah ee uu ka sameeyo Muqdisho.
Waxaad ogaan kartaa inuu nin si walba u shaqeeya, yahay markaad xaqiiqsato inuu intaad oo jago soo qabtay:
- Waa siyaasi kamid noqday gollaha wasiirada
- Waxa uu soo qabtay xilka Guddoomiyaha xiriirka kubadda cagta Soomaaliya
- Waxa uu soo noqday Taliye ku xigeen Booliis
- Waxa uu soo noqday Agaasimaha guud ee wasaaradii arimaha gudaha iyo amniga qaranka wakhtigii Sheekh Shariif
- Waxa uu u tartamay xilka Guddoomiyaha 1-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya
- Waana xubin ka tirsan Booliiska adduunka ee INTER POL.
Bashiir Goobe waxay saaxiibo aad isugu dhaw yihiin Tarsan “Guddoomiyaha Banaadir” waxaa labadooda si gaar ah loogu xasuustaa doorkii ay ku lahaayeen doorashooyinka guddiga olombikada Soomaaliyeed ee GOS taasoo ka dhacday Hotelka Jasiira ee Muqdisho.
HALKAAN KA EEG DOORKA BASHIIRKA EE OLOMBIKADA SOOMAALIYA
Sidoo kale waxay macriifo hantida qaranka wada baacsata yihiin Gen. Shariif Sheekhunaa Maye oo hoggaamiye booliiska Soomaaliyeed, waxaa si gaar ah xiriirkoodu uu soo shaacbaxay sidii ay u maareeyeen soo xulitaankii Baarlamaanka Beesha 5-aad wakhtigii kala guurka ee August iyo September, 2012 oo ay xad-gudub farabadan ka geysteen Muqdisho.
- Maxamed Axmed Nuur “Tarsan” Guddoomiyaha Banaadir, Ahna Duqa Muqdisho

Waxa uu isku haystaa labo jago oo la isugu daray wakhtigii dowladda Sheekh Shariif Sheekh Axmed, waa guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, waxa uu kow ka yahay shakhsiyaadka ugu awooda badan caasimadda Muqdisho, Tarsa n waxa uu si toos ah ugu tagri falaa arimaha maamulka Gobolka Banaadir, waxa uu leeyahay ciidamo wata darees gaar ah oo aan ka tirsaneyn ciidamada dowladda balse isaga ka amar qaata, waxa uu u adeegsadaa askartaas cid walba oo isaga uu arko inay khatar ku tahay, danihiisa. Waxa uu kamid yahay shakhiyaadka qurbaha ka yimid, waana qurba jooge kayimid magaalada London, ee xarunta dalka UK balse dad badan oo reer Muqdisho ah waxay aaminsan yihiin in Tarsan Muqdisho uu u yimid dhaqaale aruursi, marka la fiiriyo gadashada shakhsiga ahayd ee ku sameeyay bacadlihii hore ee Xamar Wayne, Qandaraaska gaarka ahaa ee uu guriga Hooyooyinka Muqdisho ku siiyay Xaaskiisa oo kamida hablaha ugu awoodda badan caasimadda Muqdisho, iyo sidoo
kale doorkii uu ku lahaa doorashadii guddiga Olombikada Soomaaliyeed ee dhawaan ka dhacday Muqdisho.
Horey waxaa loogu eedeeyay in ciidankiisu ka dambeeyeen dilkii Weriye Cabdisalaan Sheekh Xassan “Xiis” oo T.V-ga Horn Cable Muqdisho uga soo warami jiray, iyadoo askarigaas xabsiga laga sii daayay iyadoon wax maxakamad ah la geyn wakhtigii dowladii Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed.
Tarsan waxa uu caan ku yahay isagoo xamar ku heysta guddoomiyayaal isaga si gaar ah ugu shaqeeya iyo dad si gaar ah ugu abaabulan oo qeyb ka noqda abaabulka isu soo baxyada uu Muqdisho ka abaabulo, isagoona todobaad walba soo qaban qaabiya ugu yaraan saddex mudaharaad oo ula jeedooyinka laga leeyahay dadka lagu marin habaabinayo.
HALKAAN KA EEG DOORKA BANAANBAXYADA MUQDISHO IYO TARSAN
Like this:
Like Loading...
Related