Ciidamada Xabashida ayaa kuwa arxan daran dhibaatana ku haya ummada muslimka oo dhulkooda xooga lagu qabsaday,waana dhibaato joogta oo aan xal lahayn in la iska dhici lala dagaalo ma ahane.
Ciidamada Itoobiya ayaa gabar Soomaaliyeed ku Jirdilayay muda dheerna kufsi la dul taagnaa.
Gabarta ayaa Xabsi ladhigay kadibna lagu eedeeyay Ineey Katirsaneed Ururka ONLF oo ah la dagaal gala ciidamada gumaysiga Xabshida.
Dhagayso Dhacdo Xanuun badan Haweenay ay kufsadeen Ciidamada Xabashida.
Banaadir Post