Gaari Taw ah oo Amisom looga gubay Sh/hoose iyo dhibka oo ku sii badanaya ka dib markii ay ku kala dheeraadeen dhul kala fog.

25194367

Gaari Taw ah ayaa saakay ciidanka shisheeye looga gubay gudaha  ee Sh/hoose oo kamid ah meelaha uu ka soconayo dagaalka ugu adag ee u dhexeeya Mujaahidiinta Alshabaab  iyo ciidanka shisheeye ee Amisom .

Gaariga  Tawga  ah shisheeyaha looga bur buriyay weerar miino oo ka dhacay inta u dhaxaysa deegaanada Ow Dhiigle iyo Bariirre.

Shisheeyaha ayaa u muuqda inay qasaarooyin xoogan kala kulmayaan socdaalka aan ka fiirsiga lahayn ee ay ka dhexsamayanayaan deegaanada ay ku soo faafeen.

25194396

Banaadir Post.