Waa iska caadi ah in laga shakiyo maleeshiyaadka Dowladda oo ah Maleeshiyaad hab beeleed loo soo aruurshay ,laguna sheego inay yihiin ciidan dowlo leedayahay.
Waa kuwa dhaqan xun kuna kaca wax walba oo aad u xun,waxaana intooda badan lagu soo tababraa wadamada aan dariska nahay oo lagu soo baro dhaqan xumo diinta ka fog.
Maalmo ka hor waxaa ka eed sheegtay kuwa u dooda Xaquuqa Insaanka oo yiri “ciidanka waa kuwa kufsada kuwa soo barakacay oo dhiban”
Waxay isku haystaan hab beeleed meel walba oo la geeyay,sida Marko,Afgooye iyo Kismaayo.
“CALALA UUS”Gabay xaqiiq ka hadal ah!
Banaadir Post.