United Kingdom ayaa la shaaciyey in Muslimiinta ama Dadka Muslimay ay gaarayaan Boqolkii 37%, xaqiiqadii waa Number aad u badan, sidoo kale waxaa Idaacadda Al-Jazeera baaritaan ay samaysay ay ku ogaatay Dadka Diinta Islaamka qaadanaya in ay u badan yihiin Dhalinyaro xattaa Caruur ku jirto.
لورين بوث مع ابنتها ألكسندرا بعد اعتناقهما الإسلام (الجزيرة) Alexandra Iyo Hooyadeed Laura Booth
Waxaa Warbixinta Aljazeera lagu sheegay in Masaajiddu ay kor u dhaafayaan 1,500,, Sanadkasta waxaa Islaama oo Diinta Islaamka qaata 5,000, oo ah Dadka British ka ah. Warbixinta Al-Jazeera ayaan ka soo xiganay Wakaaladda Kav Kaz Center waxayna sheegeen in Raisalwasaarihii hore ee U,K Tony Blair Qaraabadiisu in ay Shareecada Islaamka qaateen, waxay u qornayd sidaan.
(The correspondent was able to talk to a 12 year-old Alexandra, daughter of Lauren Booth, who is the sister-in-law of former British Prime Minister Tony Blair. The girl said that her conversion to Islam changed her mother and that she decided to follow her mother’s step. Alexandra became Muslim last Ramadan.)
“Wariyaha ayaa waxaa u suurta gashay in uu la hadlo, 12 Jir Alexandra oo ah Gabar ay dhashay Lauren Booth oo Dumaashi u ah Raisalwasaarihii hore ee Wadanka British ka Prime Minister Tony Blair, waxay waraysigii lala yeeshay ku sheegtay Gabadha yar in Hooyadeed Diinta Islaamka ay is badal weyn ku samaysay isla markaana waxaan go’aansaday in aan Hooyaday raaco tilaabooyinka ay qaadayso, Alexandra waxay Diinta Islaamka qaadatay Bishii Ramadaan ee aan soo dhaafnay!”.
هدوء وراحة
والتقت الجزيرة نت ابنة لورين بوث شقيقة زوجة رئيس الوزراء البريطاني الأسبق توني بلير الطفلة ألكسندرا (12 عاما) التي اعتنقت الإسلام في رمضان الماضي
وقالت ألكسندرا إنها كانت تصلي مع والدتها قبل سنوات قليلة حيث جعل الإسلام والدتها أكثر هدوءاً، مما انعكس عليها أيضا بالراحة والهدوء.)
طلاب يتدارسون القرآن (الجزيرة) Dhalinyro sheegay In Ay Aadaanka Salaadda Jeclaadeen.
حب المآذن
ومن جهته، قال جورج رنديف (14 عاما) وهو من أصل سويدي إنه كان يسمع عن الجدل القائم بشأن الإسلام دون أن يهتم له، فكل ما كان يربطه بالإسلام هو حبه للمآذن، لكن اهتمامه بالإسلام ازداد بعد انتقال والده إلى أبو ظبي للعمل في التدريب على الطيران.
وأوضح رنديف أن حياته تغيرت عندما رأى العائلات متماسكة وتحكمها العواطف الجميلة والاحترام، وتساءل “لماذا كل ذلك الجدل الغبي عن الإسلام في إعلامنا؟”.
Caalamka isbadal weyn ayaa ka socda, waxaa laga yaabaa 50 Sano kadib in Culimo Caddaana ama Reer Galbeeda ay ka soo baxaan Galbeedka. Warbixinta waxaa lagu sheegay in Xadaaraddii Reer Galbeedka iyo Dhaqankoodii laga waayey Noolal wanaagsan sidaas darteedna Shacabkii Reer Galbeedku gaar ahaan Dumarkii ay qaadanayaan Shareecada Islaamka si ay noolal raaxa ah ugu noolaadaan.
Xigasho Kavkaz Cneter iyo Aljazeera
http://www.kavkazcenter.com/eng/content/2013/03/30/17549.shtml
http://aljazeera.net/news/pages/179b1a2d-76ea-421c-9402-b6b4088a63f1?GoogleStatID=21
XIGASHO:- Somalimidnimo.com
Banaadir Post