Xasan Nuur Sabdow ayaa ka hadlay xiisadda u dhaxaysa Maleeshiyo beeleedka Dowlada Xasan Gurguurte oo todobaadkii labaad ka taagan magaalada Marko gobolka Shabeelada hoose.
Sabdow ayaa sheegay in dagaalka mar walba dhex mara ciidamadaasi uu saameyn ku yeeshay shacabka ku dhaqan magaalada Marko.
Ficilada ay ku kacayaan Maleeshiyaadka dowladda ayuu ku tilmaamay kuwa ka marqaati kacaya waxa ay yihiin iyo waxa ay la doonayaan ummadda muslimka ah ee Soomaaliyeed.
Banaadir Post