Ciidamada Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa dhaqdhaqaaq bixis ah inay kabilaabeen Degmada Guriceel ee Gobalka Galguduud.
Saraakiisha Itoobiya ayaa saaka isagu yeeray Saraakiisha Suufiyada iyagoo usheegay inay baxayaan oo ay iska difaacaan Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab.
Maamulka suufiyada Guriceel ayaa Saraakiisha Itoobiya kacodsaday inaysan katagin Magaalada sida uu inoo sheegay mid kamid ah waxgaradka kudhaqan Guriceel.
Geeska kale cabsi tan lamid ah ayaa laga soo sheegaya Dhuusa-mareeb halkaasi oo labadii habeen lasoo dhaafay aysan kuhoyan Maamulka Suufiyadda Dhuusa-mareeb.
Dhagayso Ciidamada Itoobiya oo kabaxaya Guriceel.
XOGTA WARARKA RADIO ALFURQAAN.
Banaadir Post.