VIDEO:- Nin Cadaan oo dilay naag Soomaali oo saaxiib la ahaan jirey.

25069676

Qurbajoogta “Danyuusbarada ayaa ah kuwa qeyr yar intooda badan,waxaadna ka garan kartaa nolosha ay qurbaha ku noolyihiin oo ah mid aan Diin iyo dadnimo lahayn.

Waxaa la yaab leh kuwa sidaas u nool in hogaan looga dhigo ama rabaan inay hogaan u noqdaan ummad  Muslim oo dhulkooda ku nool.

Waxaa magaalada Moqdisho la soo dhoobay dad qurbaha laga keenay oo ahaan jiray kuwa ugu nolosha xun Qurbajoogta Somalida.

“Duuli kama baxaysaan hadii DIINTA loo laaban”

25069488 (1)

 

Gabadhan ayaa la il daran ciil  haya ka dib markii ciidanka Xabashido mudo dheer xoog ku haysteen magaalada Xudur.

Banaadir Post.