Raila Odinga Oo Qareen Kadhigtay Qareenkii George W. Bush Iyo Xiisad Siyaasadeed Oo Kenya Ka Taagan.

25009044

Ninka Raisalwasaaraha ka ah Wadanka Kenya Raila Odinga ayaa Qareen kadhigtay,William Burck oo ah Qareenkii Madaxweynihii hore ee Wadanka Maraykanka Asha-haado ladirir George W. Bush, Siyaasadda Kenya ayaa waxaa xattaa isku hardinaya Siyaasiyiinta Maraykanka oo la kala safan Uhuru iyo Odinga, waxaa sidoo kale Raila Odinga aad u difaacaya Yahuudda oo dhawaan ay hishiis soo wada saxiixdeen hishiiskaas oo Shacabka Soomaaliyeed lagu shirqoolayo ama lagu boobayo Khayraadka Soomaaliya.
Warka Qareenka waxaa goordhow shaacisay Warbaahinta Ap iyo Idaacadda Fox9, waxaa cad Yahuudda iyo Dadka Muslimiinta nacaybka u haya in ay doonayaan Raila Odinka in uu soo baxo, Warbaahintii Reer Galbeedka ayaa si toos ah u garab taagan Odinga. Reer Galbeed,Kenya iyo Itoobiya ayaa Soomaaliya kadagiweyday.

Warbinta Warka ka eeg Ap ama Fox9 http://www.foxnews.com/world/2013/03/19/former-president-george-w-bush-lawyer-fighting-for-kenya-prime-minister-in/

24696953