Waxaa Villa Soomaaliya ka socda, Riwaayaddii UNISOM, markii Ciidamadii Reer Galbeedka u badnaa ee General Caydiid la dagaalamay ay Soomaaliya ka baxayeen gaar ahaan Magaalada Muqdisho ayey bilaabeen in ay Hubka si hoose intay u qaybiyaan in ay dhahaan Xafiisyadii Hubku yaalay ayaa la jabsaday, hadda waa markii Labaad oo Hubkii Villa Soomaaliya la yiri, waa la jabsaday.
Waxay u badan tahay gaaladii in ay jabeen, gaaladu markii ay ceebtooda rabaan in ay qariyaan shacabka ayey Hubeeyaan si shacabku isku xasuuqaan, Itoobiyaanka ayaa u badan kaartooyinkaas gaalada Soomaalida ku samaysay, markii ay Itoobiyaanku magaalo kabaxayaan waxay qaybiyaan Hub, waxaad Arki jirnay, Qabqablayaasha Soomaaliya oo markii dagaal dhexmaro intay Itoobiya tagaan Hub lasoo siiyo.
Guushii ayaa soo dhow, Soomaalidu waxay dhahaan Hubku Ragga ayuu ka dhaxeeyaa, waxaad Arki doontaan Hubkaas oo Gacmaha Mujaahidiinta galay ama xoog haku furtaan ama Qabiilada Hubka la siiyo haka iibiyaan Mujaahidiinta, waxaa darnaan lahayd Soomaaliya oo Mujaahidiin joogin in gaalo madowdu ay qaybiyaan Hubka oo Shacabka Soomaaliyeed Hub iskugu dhiibaan, marka Ilaahay ayaa mahad iska leh, Rag dhagarta gaalada garanaya ayaa Soomaaliya jooga.
Maxamed Xaamud
Somalimidnimo.com
FADEEXADA HUBKII VILLA SOMALIA:-Hub lagala Baxay Xarunta Villa Soomaaliya iyo Fadeexad horleh oo soo wajahday maamulka Xasan Garguurte ee Xamar.
Banaadir Post.