VIDEO:-Telefeshinka Al Jazeera oo Warbixin ka Diyaariyay Xasuuqa Lagu Hayo Dhalinyarada Moqdisho ku nool.

24978495Telefeshinka Aljazeera ee Afka Carabiga ku hadla ayaa warbixin ka diyaariyay xasuuqa lagu hayo dhalinyarada Muqdisho,warbixinta oo daqiiqado kooban socanaysa waxaa kasoo muuqanaya qaar katirsan waalidiinta oo sheegaya in aysan ka hari doonin dhalinyarada Xasuuqayaasha uu ugu horreeyo Khaliif Ereg.

Hoos Ka Daawo Warbixinta Al Jazeera.

24925861

 

Khalif Ereg’s worst massacre in Mogadishu.

https://newsfromsomalia.wordpress.com/2013/03/14/khalif-eregs-worst-massacre-in-mogadishu/