DULMI JADIID IYO DARDAARAN:-Faarax oo ku guulaystay talaabadii ugu horeysey ee Villa Somalia.

24914239 (1)War maanta kasoo baxay Villa Somalia  ayaa lagu sheegay in taliyaha cusub ee Milleteriga loo magacaabay S/Guuto Daahir Aadan Cilmi “Indho-qarshe”,waxaana ninka keenay ama  qaraabo yihiin Faarax Sheekh oo lagu xanto inow yahay ninka  madaxa ka haysata Xasan Garguurte iyo xisbigooda loo yaqaan DAMM JADIID laakin dadka  Xamar u yaqanaan DULMI JADIID.

Kadib Khilaaf in mudda ah soo jiitamayay oo u dhexeeyay saraakiisha ciidanka DF-ka ayaa maanta xilalkii ay hayeen laga xayuubiyay taliyaasha ciidanka.

Dhegabadan ayaa la sheegay in xaaladdiisa caafimaad aysan wanaagsaneyn oo uu xaalad shoog ah ka qaaday dhowr weerar oo Muqdisho lagula beegsaday,wuxuuna hada ku sii jeeda Nayroobi “ISLIHI” oo markii horeba laga keenay,waxaana la sheegay in gabartiisa oo Ingiriiska degan ay dacwo u furtay kuna sii jeedo dalka Ingiriska oo ku noqol doono qaxooti cusub.”JUGGUG oo meeshadii joog”

24914239

Banaadir Post