KISMAAYO:-Xaaladda Kismaayo oo kacsan iyo Isgaarsiinta m oo hawada laga saaray.

24865213Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta Jubbooyinka balse hadda gacanta ugu jirta ciidamada gumaysiga Kenya iyo maleeshiyaadka Dalyaqaanka u ah ee uu hogaamiyo Axmed Madoobe ayaa laga soo sheegaya xaalad kacsanaan ah oo aad u saraysa iyadoona isgaarsiinta magaaladaasi ay tahay mid go`an xilligan.

Xoogag beeleed hubeysan oo isbuucyo ka hor Kismaayo kula dagaalamay Axmed Madoobe ayaa helay gurmad ciidan kuwaasi oo hadda ah awood la loolami karta maleeshiyaadka Madoobe.

24696953

Banaadir Post.