DHAGEYSO:-Sicir Bararka Muqdisho oo saameyay Shacabka Danyarta ah iyo Xasan Garguurte oo loogu yeero “KA DARRE”

24848909Magaalada Muqdisho qiimaha Doolar ayaa aad hoos ugu dhacay  taasina waxa ay saameyn ku yeelatay Nolosha dad badan.

maciishadda ayaa halkeedi taagan waxaana qoyskii Bishii Isticmaali jiray boqol Doolar iminka ku filan laba boqol oo Doolar.

Dowladda Fedraalka iyo maamullada kale ee dalka ka jira ayaa u muuqan kuwo wax ka qabanaya sicirka bararka xoogan ee Shacabka soo wajahay, iyadoona hoos u dhaca doollarka ku yimid loo sababeynayo lacagta doollarka oo si weyn suuqyada usoo gashay, iyo lacagta Shillinka Soomaaliga oo Suuqyada laga waayay.
hadal haynta ugu badan ee hoos u dhaca doolarka waxa ay ka jirtaa Muqdisho iyo Deegaanada xariirka Ganacsi kala dhaxeeyo.
Halkan Ka dhageyso Wareysi MP3

Xigasho:Idaacadda Alfurqaan

22661426