Maleeshiyaadka dowladda ayaa shacab rayid ah ku laayay degmada Afgooye xilli ammaankii yaraa oo la haystay faraha kasii baxayo.
Goob joogayaal ayaa sheegay in maleeshiyaadka Korneel Goobaale ay mas’uul ka ahaayeen xasuuqa,gudoomiyaha degmada Afgooye ugu magacaaban DF-ka ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in ciidanka wax xasuuqay ay ahaayeen ilaalada Goobale oo caan ka ah gobolada koofureed oo dhan,kaas oo caan ku ahaa xasuuqa dadka rayidka ah.
Halkan Ka Dhageyso gudoomiyaha Afgooye iyo Goobaalle oo dhacdadii Xasuuqa ka hadlaya MP3
Banaadir Post.