Waxaa Saaka oo Jimca ah kadhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta gobalka Bari Banaanbax Balaaran kaas oo logasoo hor jeeday madaxweyne Cabdiraxmaan Faroole Dad aad u badan ayaa socod ku Maray wadooyinka waweyn ee Boosaaso.
Dadka mudaharaadayey ayaa watay boorar ay ku qoron yihiin erayo looga soo horjeedo Dowlada Farole oo ay kamid ahaayeen Dowlada way dhacday, No Faroole iyo sawiro looga soo horjeedo Madaxweynaha Faroole.
Goobta waxaa so gaaray Madaxweynihii Hore ee Dowladda Puntland Gen Cade Muuse isagoo halkaas kula hadlay dadka Bananbaxa samaynayeey.
HALKAN RIIX DHAGAYSO WARKA CULUS EE MUDAHARAADKA
DHAGEYSO:- Faroole oo u gefay Diinta Islaamka!! “Ma dhamo Diinto laakiin Dastuurka Puntland waa dhan yahay”