Aqoonyahan Dr Xanafi Sheekh Cabdi Aadan ayaa ka hadlay doorashada Kenya iyo waxa laga filan karo, Dr Xanafi wuxuu sheegay in codbixintii qaar la khayaamay oo laga baqayo in dhibaato ay kadhalato doorashada Kenya sidii kadhacday dalka Kenya hadda kahor.
Dr Xanafi ayaa sidoo kale sheegay Dhulka Kenya ay haysato in ay leeyihiin Muslimiintu, wuxuuna sheegay Dhinaca Xeebta in ay dagan yihiin dad Muslimiina oo xoog lagu qabsaday halka dhinaca kale ay tahay Dhulkii NFD la oran jiray ee Soomaalida xoogga Kenya ku haysato ay dagan yihiin.
Dr Xanafi ayaa sharaxaad dheeraada ka bixiyey, saadaasha doorashooyinka Kenya ka socda, wuxuuna Ilaahay ka baryey in Kenya u burburto sidii ay u burburiyeen Wilaayaadka Islaamigaa ee Soomaaliya.
Dhagayso Waraysi uu siiyey Idaacadda Islaamigaa ee Radioalfurqaan MP3 Halkaan Riix Ama Guji
Isha Waraysiga Idaacadda Islaamigaa ee Radioalfurqaan
Banaadir Post.