Wararka laga helayo degmada Buurhakabo ayaa sheegaya in gaari Tow ah duhurnimadii maanta lagu gubay waxaana dhibaato weyn ka soo gaartay kuwii maalmo ka hor duulaanka ku yimid degamadaas oo dhowr sano nabad ahayd,waxaana la sheegaya in dhimasho iyo dhaawac badan soo gaaray ciidanka Amisom.
Ciidamada Afrikaanta oo ka soo ambabaxay dhanka deegaanka Leego kuna sii jeeday degmada Buurhakabo islamarkaana hal gaari kaga gubtay jidgal loo dhigay,waxaa soo badanaya dhibka gaaraya markasta oo ay kala dheeraadan,taaso horey loo sheegay inow dhowyahay inay ka guuraan gayiga Somaliyeed.
Banaadir Post.