Hotel ku-yaal Muqdisho oo Qurbo-joogta Soomaaliyeed ee dibadda ka timaada ay kula tuntaan gabdho Soomaaliyeed oo Hotelka lagu iibiyo.
Raggan ayaa Khamri iyo Shiishad la caba gabdhahan oo xoogaa lacag ah ku bedesho inay la baashaalaan ka qaraabta Hoteeladda Muqdisho.
Filinkan ayaa waxaa ka soo muuqanaya Nin cabsan oo Foolxumo ku dhamaatay oo Cıyaarta Taangada iyo Niikada loo yaqaan la cayaaraya gabar dirac iyo dhar khafiif ah loo soo xiray,waxaadna arkeysaa gabdho kale oo Shiishad iyo khamri cabaya oo fadhiya goobtan lagu tumanayo.
Anagoo ilaalinaya Sumacada Hoteelkan ayaan go,aansanay inaan magaciisa halkan ku soo daabacin,balse hadii Hotelka uusan joojin fisqiga iyo munkarka ay Mudisho ka wadaan magacooda ayaan soo daabacaynaa iyo Aflaan kale oo laga duubay Hotelkan ay furteen Qurbo-Joog Muqdisho looga yaqaan (Somali Diyuusparo)
Daawo:Qurbo-Joog Hoteel ka mid ah Muqdisho kula Tunta Gabdhaha