TOP VIDEO:-Kacdoon ka Dhan ah Kaligiistaliye Ina Cumar Geele oo ka dhacey dalka Jabuuti & Dhagax Tuur Baahsan oo is qabsaday.

24751582Waxaa dalka Jubuuti ka Dhacay kacdoon culus oo lagaga soo horjeedoKaligiistaliye Ismnacaail Cumar Geele ee dalkaasi Jabuuti.

Shacabwayne tiro badan ayaa dhagax tuur sameeyay  kuna Takbiirsaday,waxayna ugu yeereen inow qeyb ka yahay kacdoonkii Carabta ka dhacay oo lagu tuuray dhowr kaligiistaliye oo wadamo badan xoog ku haystay mudo dheer.

Dhin ka kale  Qaarkamida Ciidamada Dalkaasi Jabuuti ayaa Raas kufuray Shacabkaaan Mudaharaadka ama Kacdoonka Baahsan Samayanayey.2475192724751903

Banaadir Post.