Dadka ayaa ku dhawaaqayay Allaahu akhbar, waxaaana wejiyadooda ka muuqday sida ay uga xun yihiin Gumeysiga qabsaday Meelo ka mid ah Soomaaliya ee dhibaateynaya dadka Muslimiinta ah kuna xadgudbay Diinta Islaamka sidaas oo ay tahayna ku haminaya in Dalka inta ka hartay uu Gacanta ku dhigo.
waxa ay Cod sare ku sheegeen in ay ka go’an tahay u gar gaaridda Diinta Islaamka oo ay gudanayaan waajibka Alle saaray ee ah in ay Jihaadaan.
Saraakiil ka tirsan Maamulka Gobalka ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab, Culumada Diinta Islaamka qaarkood, iyo odayaal dhaqameedyo halkaas ka hadlay ayaa shaaciyay in Gaalo iyo kheyrkeed isu soo baheysteen Daminta Nuurka Allaah sidaa aawgeedna ay tahay in Guntiga loo dhuuqsado iska dhicintooda iyo Sidii Towxiidku kor u ahaa lahaa.
Waaliga Gobalka ee ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla ayaa oo isu soo baxayaasha la hadlay waxa uu ku dhiiri geliyay in ay Cadawga Alle iyo Cadawgooda (Gaalada) ay Afka Ciidda u daraan.
“in aan Gaalada la Dagaalno oo Meel walba aan u fariisano, Meel walba aan ku dilno, Nolosha aan u diidno, Kelemedda Ilaahay in aan kor yeelno ayuu Allaah (SWT) na amray” sidaas waxaa yiri Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla Waaliga Gobalka Shabeelaha hoose ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab.
“iyagu (Gaalada) waxa ay doonayaan fasaad, Munkarka in ay soo Celshaan, waxay doonayaan Kalimadda Kufrigu in ay kor ahaato, annaguna (Muslimiinta) waxaan dooneynaa in ay Kalimada Ilaahay kor noqoto, in Dhulkaan Diinta Alle lagu xukumo, in Allaah (SWC) lagu raali geliyo in Munkar, Bidcada iyo Kufri oo dhanna Caalamka laga waayo iyo In Kalimada Ilaahay (Raayada Towxiidku) Meel Walba ka babato”. Ayuu hadalkiisa raaciyay Abuu Cabdalla.
Sheekh abuu Cabdalla oo la hadlayay Muslimiinta Goobta joogtay iyo kuwa kale ee Caalamka ku nool ayaa sheegay in qof waliba ay tahay in uu qorigiis qaato oo furumaha Jihaadka iska xaadiriyo.
Waaliga ayaa yiri “qof walba oo Maanta Halkaan fadhiya waa in uu Shahaado in uu helo ama in uu Cizi helo ku tala galo”.
Sheekh Maxamed Abuu Cabdalla ayaa hoosta ak xariiqay in Maanta wixii ka dambeeya ay tahay in Gaalada soo duushay aan laga ogolaan ina y tilaabo dambe soo qaadaan looguna tago dhufeysyadana laga saaro lana burburiyo Cadawgaas lagana shaqeeyo Hubka iyo qalabka ay wataan in ay noqdaan khanimo Muslimiinta u Gacan gashay.
Waxa uu is weydiiyay haddii Galada laga cararo oo qof waliba yiraahdo “ilmaha ayaan qaxinayaa” yaa Gaalada iska dhicinaya?
Waaliga ayaa xusay in nagala rabo in aanu Gaalada ka difaacno Masaajidda, Gabdhaha Muslimaadka ah, Dugsiyda Qur’aanka kariimka ah iyo Odayaasha duqoobay.
Hablaha ayuu faray in ay ragga ku dhiiri geliyaan ina y Jihaadaan oo ay Gaalada Xididda siibaan.
Sheekh Maxamed xusay inMeelo badan Maanta oo Dunada ka mid ah dagaalo ka socdaan Gaalana la burburi doono ayna Soo socato (Khilaafo Islaami ah Insha Allaah.
Waxa uu tilamaamay in annaga oo kaliya Alle aan u baahanahay ee aanuu asigu noo baahneyn hadaan Jihaadi weynana cadaab Aaakhiro iyo mid Aduun aan kala kulmeyno Nagana Bedel qaadanayo (kuwa kale oo Jihaada keensanayo).
Siidunaa Xaajji Nuurkey oo ka mi ah Odayaasha Degmada Baraawe ayaa asna goobta ka sheeegay in ay reer Baraawe Diyaar u yihiin ina y Jihaadka u kacaan.
Sidoo kale Sheekh Xasan Takar oo ka mid ah Culumada Diinta islaamka ee Soomaalida ah ayaa dadka ku kula dardaarmay ina y Jihaadka Kaalin Muuqata ka qaataan Allana ka baqaan.
AskarMujaahidiinta ah qaarkood ayaa Magaalada gudaheeda iyo hareeraaheeda socod ku maray iyagoo watta Gaadiidka Dagaal iyo iyo Hub fara badan kuna lebbisan dharka Tuutaha ah.
Gobalka Shabeelah hoose waxa uu ka mid yahay Meelaha Ciidamada Shisheeye Duulaanka ku joogaan Gaar ahaana kuwa Uganda iyo Burundi oo qabsaday Magaalooyin ay ka mid yihiin Marka, Afgooye, iyo Wanlaweyn.
Isha Warka Radioalfurqaan