BANAANBAX:-Mudaaharaadyo Ka Dhan ah ciidanka shisheeye ee Amisom iyo Maleeshiyo beeleedka Somalida oo ka dhacay magaalooyin badan oo shabeelada hoose ka tirsan.

24712474Waxaa saakay hal mar is qabsaday banaanbaxyo lagu diidayo  ciidamada shisheeye ee Amisom iyo maleeshiyo beeleedka la socda ,kuwaas oo ay iska dhex arkeen dadka ku nool Shabeelada hoose,waxaana lagu diidaya , dil,dhac,kufsi,iyo wax kasta oo xun oo Mooryaan iyo gaalo soo  ku duushay dhul Islaam ah ay ku kacaan oo dhan.

Kumanaan shacab ah ayaa isugu soo baxay degmooyin iyo deegaano shabeelaha Hoose katirsan,shacabka ayaa ku qeylinayay erayo ka dhan ah AMISOM,DF-ka iyo dhammaan ciidamada shisheeye ee duulaan gaaleedka kusoo qaaday Soomaaliya.

24712636

Degmooyinka iskusoo baxydu ka dhaceen waxaa kamid ah Buula Mareer,Baraawe,Qoryooley,Kuntur-waarey,Sablaale,Tooratoorow iyo tuulooyin kale.

Waxaa dhibaato ka taagan taagan tahay dhulkjii ay hore u tageen  oo hore amni iyo kala danbeyn uga jirtay,waxaana hada ka jira wax kasta oo xun oo dad  Islaam meel degan lagu sameeyo.

24712472

Banaadir Post.